27/04/2022
Talooyin Ku Saabsan Soo Kabashada Dhaqaale Ee Suuqa Waaheen.
Vice President, Academic Affairs, Amoud University is the Chairperson of the Senate and reports to t
18/09/2021
17/09/2021
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dhamaysatay Freshmanka in sanad dugsiyeedka 2021- 2022 duwaan gelintu ka socoto Kuliyada Maamulka iyo Maareynta ( faculty of Business and Public Administration) ee Jaamacadda Camuud gaar ahaan main campuska.
Barnaamijyada sannadkan kuu diyaarka ah waxa ka mid ah:
1. Bachelor Degree in Business Adminstration ( Accounting and Management streams)
2. Bachelor Degree in Project Planning and Management
3. Bachelor degree in development studies
4. Bachelor degree in Human Resource Management
5. Bachelor degree in Public Adminstration
6. Diploma in Project planning and management
7. Diploma in Business Adminstration
Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer, kala xidhiidh: 0634562555, 0634532677, 0634507718.
17/09/2021
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dhamaysatay Freshmanka ee sanad dugsiyeedka 2021- 2022 in duwaan gelintu ka socoto Kuliyada Maamulka iyo Maareynta ee Jaamacadda Camuud gaar ahaan main campuska.
Barnaamijyada sannadkan kuu diyaarka ah waxa ka mid ah:
1. Bachelor Degree in Business Adminstration ( Accounting and Management streams)
2. Bachelor Degree in Project Planning and Management
3. Bachelor degree in development studies
4. Bachelor degree in Human Resource Management
5. Bachelor degree in Public Adminstration
6. Diploma in Project planning and management
7. Diploma in Business Adminstration
Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer, kala xidhiidh: 0634562555, 0634532677, 0634507718.
13/09/2021
Qaybta 12aad: Sawirada Xaflada Qalinjabinta Jaamacadda Camuud Dufcadii 20aad.
War BIxin kooban iyo Khudbadihii ay ka Jeediyeen Madaxda Jaamacada Camuud, Madaxwaynaha Qaranka iyo Qaybo kamida Daneeyayasha Jaamacadu Maanta Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 20 aad ee Jaamacada Camuud.
12/09/2021
Qaybta 1aad: Sawirada Xaflada Qalinjabinta Jaamacadda Camuud Dufcadii 20aad.
09/09/2021
Haldoorka Somaliyeed Mudane Prof Saleiman Ahmed Guleid ahna Gudoomiyaha Jaamacda Camuud Ayaa Maamulka Sare Ee Jaamacda Camuud Ku War Galiyay Inuu Banaynayo Jagada Gudoomiyaha Jaamacda Camuud.
Balse Wadatashi Dheer iyo Gorfayn Badan oo ku Saabsan xaalada iyo wakhtiga lagu jiro ayaa Hogaaminta Sare Ee Jaamacadu si wayn uga Codsadeen Gudoomiyaha Inuu Siihayo Hogaanka Jamacada Ilaa mudo sanad ah hadduu rabi idmo.
Prof Saleiman Gudoomiyaha Jaamacada Camuud ayaa ah Mudane ku suntan taariikhda waxbarasho ee guud ahaan aduunka gaar ahaana tan Gayiga Somalida .
Waxan Illahay uga baryeynaa Profesorka Caafimad Qab, Cimri Dherer iyo Cibaado Taama aamin aamiin aamiin.
04/09/2021
Ogaysiis
Dhamaan Ardayda sanadkan ka qalinjabinaysa Jaamacadda Camuud waxaa la farayaa in ay yimaadaan Jaamacadda Camuud gaar ahaan hoolka Qalinjabinta Maalin Isniinta 7:30 Subaxnimo 6/September/2021.
Kulankan ayaa ardayda lagala hadli doonaa waxyaabaha khuseeya Qalinjabinta Jaamacadda.
28/07/2021
Day1: 12/12: Fatima A. Mohamed, a final year student undertaking MA-Monitoring and Evaluation programme, defending her research thesis viva voce, entitled, Challenges Facing Evaluation of Primary Healthcare Services at Central MCH, Borama, Town Somaliland, on Monday, July 26th, 2021 at Amoud University School of Postgraduate Studies and Research (AUSPGSR), Borama Campus
28/07/2021
Day1: 10/12: Suleekha A. Abdi, a final year student undertaking Master of Project Planning and Management programme, defending her research thesis viva voce, entitled, Influence of Human Resource Management Practice on Project Performance of Local NGOs Borama District, Somaliland, on Monday, July 26th, 2021 at Amoud University School of Postgraduate Studies and Research (AUSPGSR), Borama Campus