Iftiin Solar Energy

Iftiin Solar Energy

Share

Iftiin Solar Energy waxay bixisa adeegyada Iibinta iyo rakibidda nidaamyada tamarta qorraxda, qalab koronto, iyo tababar farsamo oo casri ah.

02/12/2025
01/12/2025

Kaashafado solar ah oo kusiinya iftiin Heer sare ah iyo laabado smart ah oo wata sensor shidaya marka loo baahdo marka kalana way isdaminayaan waxay kaa caawinayaan in ay kuu badbadiyaan kharashaka laydhka adigoo u isticmalaya suuliayada iyo waliba daarada waxaad ja helaysaa Iftiin Solar Energy

Nagala soo xidhiidh

0634587714 ama 0634575748

24/11/2025

System casri ah oo smart ah Iftiin solar energy

08/10/2025

Iftiin Solar Energy waxay kuu hysaa adeegyo ku raali galinaya iyo qalab tayo saraleh

27/09/2025

kusoo dhawoow Iftin Solar Energy

25/09/2025

Jooji inaad lacag badan ku bixiso korontada—tamarta qoraxda ayaa kugu filan ☀️
• Waxaad badbaadin doontaa ilaa 70% biilasha korontada adigoo leh nidaam si gaar ah loogu dhisay gurigaaga ama ganacsigaaga
• waxaan kuu qabanaynaa qiimeynta, naqshadeynta iyo waiba rakibida iyo Iibinta alaabta 🌞⚡

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Borama