Al Amal kg & primary

Al Amal kg & primary Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Amal kg & primary, School, Al amal, Borama.

16/09/2026

Student's happiness is a teacher’s happiness ✅ as everyone knows 💖 💓 ✨️

30/07/2026

Tel: 063 4609415
Hoygii Aqoontiyo Horumarintiyo Barbaarinta Awlaadda Ku soo dhawoow Al-amal Schools Borama

30/07/2026

Tel: 063 4609415
Hoygii Aqoontiyo Horumarintiyo Barbaarinta Awlaadda Ku soo dhawoow # Al-amal Schools

AAYAHA MUSTAQBALKIYO ABABIYAHA AWLAADA:   AL-AMAL SCHOOL 🏫
12/07/2026

AAYAHA MUSTAQBALKIYO ABABIYAHA AWLAADA: AL-AMAL SCHOOL 🏫

22/06/2026

Xaflada Shaacinta natiijada iyo qalinjabinta dufcadii 3aad ee Al-Amal KG primary & middle school ee Magalada Borama.

Maasha allah dhaha ardayda, ku xidhnow warbaahinta

Al-amal Schools

Suxufi Ishqi

22/06/2026
Waxa aan hambalyo ku aaddan curashada bisha barakaysan ee Ramadaanta u diraya dhammaan umada Muslimiinta, gaar ahaan uma...
17/02/2026

Waxa aan hambalyo ku aaddan curashada bisha barakaysan ee Ramadaanta u diraya dhammaan umada Muslimiinta, gaar ahaan umada Soomaaliyeed.

Waxa aan wada ogsoonahay in bisha Ramadaan ay tahay bil fadli iyo kheyr badan leh, lana gaar ah cibaado, samafal, is-caawin iyo isu- naxariis. Waxaan ku boorrinayaa bulshada inay ka faa’iidaystaan fadliga bishan barakaysan xoojiyaana midnimada iyo wadajirka isla markaana garab istaagaan dadka danyarta ah.

Waxaanan Eebbe uga baryayaa in uu ummadda Muslimka ahba ka aqbalo soonka, salaadda iyo acmaasha suuban, isla markaana ku gaarsiiyo bishan dhamaadkeeda barwaaqo nabad qab iyo midnimo waarta.

Address

Al Amal
Borama

Telephone

+252634252462

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Amal kg & primary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category