Hiigsi international College

Hiigsi international College Hiigsi International College offers high quality education.

18/08/2026

HIIGSI INTERNATIONAL COLLEGE
wuxuu kuu hayaa fursad qaali ah oo aad ku baran karto xirfadaha Computer-ka si aad u horumariso aqoontaada una dhisto mustaqbalkaaga.

πŸŽ“ Waxaan qaadanaynaa arday cusub oo doonaya inay helaan aqoon iyo xirfad casri ah.

πŸ’» Kooraska Computer-ka waxaa lagu baranayaa:

⭐ Windows
⭐ Microsoft Word
⭐ Microsoft PowerPoint
⭐ Microsoft Excel
⭐ Microsoft Access
⭐ Microsoft Publisher

πŸ“… Bilowga Barashada:
Bisha 9aad ilaa Bisha 11aad
(Sebtembar – Oktoobar – Nofeembar)

πŸ“Œ Diiwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska College-ka.

πŸ“ Goobta: Xaafadda Faaraxyo-Caratuulka

πŸš€ Ha seegin fursadda aad ku kasban karto xirfad maanta muhiim u ah waxbarashada, shaqada iyo nolosha casriga ah.

πŸ“ž Nala soo xiriir:
0634516520 / 0634532037

🌟 HIIGSI INTERNATIONAL COLLEGE
"Kobci aqoontaada, dhis mustaqbalkaaga."

Follow this link to join computer WhatsApp group:

https://chat.whatsapp.com/I8gc6mYZMFpLSAzTkRpShO

Hambalyo dhammaan ardaydii qalin-jabisay; waxaad tihiin midhaha maanta iyo rajada berrito. 🌹
10/08/2026

Hambalyo dhammaan ardaydii qalin-jabisay; waxaad tihiin midhaha maanta iyo rajada berrito. 🌹

πŸŽ“ FURSAD MUHIIM AH!FREE COURSE: Public Speaking SkillsMa doonaysaa inaad barato sida kalsooni leh ee aad uga hadli karto...
27/06/2026

πŸŽ“ FURSAD MUHIIM AH!
FREE COURSE: Public Speaking Skills
Ma doonaysaa inaad barato sida kalsooni leh ee aad uga hadli karto fagaaraha, u soo jeedin karto fikradahaaga si cad, uguna qancin karto dhagaystayaasha? Haddii ay jawaabtaadu tahay Haa, tani waa fursaddaada.
βœ… Koorsadu waa bilaash (FREE)
βœ… Mudada koorsadu waa 3 maalmood
βœ… Waxaad baran doontaa Theory iyo Practical labadaba, si aad u horumariso xirfadaha hadalka, kalsoonida nafta, diyaarinta khudbadaha, iyo soo jeedinta wax ku oolka ah.
βœ… Ka qaybgalayaasha si guul leh u dhammaysta koorsada waxaa la guddoonsiin doonaa Shahaado (Certificate) caddeynaysa xirfadaha ay barteen.
πŸ“… Taariikhda Bilowga: 04/07/2026

πŸ“ Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska College-ka.
πŸ“ž Xog dheeraad ah iyo isdiiwaangelinta la xidhiidh:
0634516520
Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee lagu kobcinayo kalsoonidaada, xirfadahaaga hadalka, iyo fursadahaaga waxbarasho iyo shaqo. Noqo qof hadalkiisu saamayn leeyahay! 🎀🌟

Ku biir groupkan:

https://chat.whatsapp.com/GLg5WeA5ba42mST4zxErbH

Vacancy position
06/04/2026

Vacancy position

05/04/2026

Ku soo dhawaada barashada computer-ka

24/01/2026

Ardayda college-ka Hiigsi ee qaybta fagaare-ka hadalka ayaa malinkii 2aad ku guda jira hadal-jeedintoodii todobaadlaha ahayd

πŸ”΅ Maado: fagaare-ka hadal
πŸ”΅ Mawduuc: dhibaatada tahriibka
πŸ”΅ Taariikh: 23/01/2026

"Afku wuxuu la xoog yahay magliga xawda kaa jara"

Tartanka hablaha beginner classesHambalyo dhamaantiin
17/01/2026

Tartanka hablaha beginner classes

Hambalyo dhamaantiin

17/01/2026

Tartanka inamada beginner clases-ka ee Hiigsi international college.

Sport is very important activity for our life

Sabtida waa fasax munaasibada isra wal micraac awgeed. Waxbarashaa waxaan dib u bilaabaynaa Axada insha allah.
16/01/2026

Sabtida waa fasax munaasibada isra wal micraac awgeed. Waxbarashaa waxaan dib u bilaabaynaa Axada insha allah.

fursadu waa hal mar !Waxaan ugu bisharanayaa qofkasta oo jecel in uu kordhisto xirfadaha nolasha in Hiigsi international...
02/01/2026

fursadu waa hal mar !

Waxaan ugu bisharanayaa qofkasta oo jecel in uu kordhisto xirfadaha nolasha in Hiigsi international college uu qaadanayo arday cusub oo ah Diploma of Nursing, Tiradda ardayda laqaadanayo way kooban tahay fadlan horay isku duwaangali.

Ardayda loo ogolyahay waa.
1. High secondary school students
2. Grade six to Grade eight students
3.Fresh man students

Waxa la dhiganayaa wakhtiga aad jeceshahay ( weekends time)

Ogow wakhtigan lajoogo xirfaddu waa lagama maarmaan.
Kawaran hadaad baratid sannadkan 2026
1. English language
2. Public speaking
3. Diploma of Nursing
4. Computer skills
5. Graphic design

Shantaa xirfadood ba hiigsi waa idiin diyaariyay daawade !

Address

Sh. Ali Jawhari, Road
Borama

Opening Hours

Monday 16:00 - 21:00
Tuesday 16:00 - 21:00
Wednesday 16:00 - 17:00
Thursday 16:30 - 17:30
Friday 16:30 - 17:30
Saturday 16:00 - 21:00
Sunday 16:00 - 21:00

Telephone

+252634532037

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi international College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hiigsi international College:

Shortcuts

Share

Category