Sh.Mahdi Academy-Borama

Sh.Mahdi Academy-Borama Sh.Mahdi Academy waa goob lagu barto luuqada, waxaanan ku bixinaa hab offline iyo online ba leh. Si

Fursad dahabi ah
17/06/2026

Fursad dahabi ah

17/01/2026

Ogeysiis!
Dhamaan ardayda Sh. Mahdi dhigata, waxaan idin ogeysiinaynaa in Private-ku fasax yahay galabta.
Waxaana dib loo bilaabi doonaa maalinta Axadda, oo ku beegan 18/01/2026.
Alla Mahad Leh.

Part 1. PicturesSH.MAHDI ACADEMY Class of 2025 graduation is coming soon!                    English Department
14/12/2025

Part 1. Pictures

SH.MAHDI ACADEMY

Class of 2025 graduation is coming soon!

English Department

05/12/2025

Ogaysiin….

Machadka SH.MAHDI ACADEMY, wuxuu ogeysiinayaa ardayda in machadku fasax yahay sabtida iyo Axada. Waxaynu dib u bilaabi doonaa waxbarshada maalinta Isniinta haddii xaalku d**o.

Sidoo kale waxaan Alle u baryaynaa in intii dhimatay Alle u naxariistu, Samir iyo imaana inaga siiyo.

Intii dhaawacana Alle ha u booga dhayo.

03/12/2025

TACSI TIIRAANYO LEH.

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)

Banda SH.MAHDI ACADEMY waxay tacsi u direyaan Allah u naxariste qoyskii iyo MAAMULAHA guud ee SH.MAHDI SCHOOLS Cabdisalaan Sh.Mahdi Aden oo uu geeriyooday walaalkii.

Marxuumka waxa uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga.

Allah (SWT) ha u naxariisto qabrigiisana Allah u waasiciyo, kitaabkiisa rabi midigta haka siiyo, Janatul fardowsa rabi ha geeyo, ilaahey (SWT)haka dhigo marti la jecel yahay. Amin amin.

Dhammaan samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo

U soo duceya Insha.allah.

Final exam pictures part 2
06/11/2025

Final exam pictures part 2

Alhamdulillah, the final exam for the English language students at Sh. Mahdi Academy has officially begun today, marking...
06/11/2025

Alhamdulillah, the final exam for the English language students at Sh. Mahdi Academy has officially begun today, marking a proud moment for our learners.

31/10/2025

Waxaa furmay qaadashada fasalada cusub. haddaad tahay jecel in uu barto luuqada ingiriisiga iyo kombuutarka, nagala soo xidhiidh nambaraanta hoos ku xusan.
063-4538371 / 063-4077919 / 063-3021599/ 063-4515769

09/08/2025

SH.MAHDI ACADEMY is your first facilitator in terms of this foreign language.

04/08/2025

Diwaangalintu way socotaa. Naga soo wac: 063-4077919 / 063-4538371 / 063-4515769 / 063-3912361

Address

Branch 1 Halane/Branch 2 Dhigta
Borama
00252

Opening Hours

Monday 07:00 - 09:00
Tuesday 09:00 - 09:00
Wednesday 07:00 - 09:00
Thursday 07:00 - 09:00
Saturday 07:00 - 09:00
Sunday 07:00 - 09:00

Telephone

+252634077919

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh.Mahdi Academy-Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sh.Mahdi Academy-Borama:

Shortcuts

Share

Category