Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal DUGSIGA H/DHEXE EE A.A.GOOD WUXUU KUU HAYAA WAXBARASHO TAYO LEH .

02/07/2026

Qaarkamida ardayda Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good oo dareenkooga cabiray manta gabagabada imtixaanka shahaadigaa kadib

01/07/2026

Maanta oo taariikhdu tahay 30/06/2026 Waxaa Barxada Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal Lagu Soo Xidhay Imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe Ee G Awdal
Waxaa Munaasabadaa ka soo qayb galay
Xildhibaan Jimcaale
Agaasimo waaxeedyo kala duwan
Xoghayaha Gobolka Awdal
G waxbarashada G Awdal
Madax Xafiiska Imtixaanka ee G Awdal
Iyo Masuuliyiin Kale

Guul ayaan u rajaynayaa Dhamaan ardaydii u fadhiisatay imtixaanaadka Shahaadiga jamhuuriyada Soomaaliland
Allaa Mahad leh

Maanta oo taariikhdu tahay 30/06/2026 Waxaa Barxada Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal  Lagu Soo Xidhay Imtixaa...
30/06/2026

Maanta oo taariikhdu tahay 30/06/2026 Waxaa Barxada Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal Lagu Soo Xidhay Imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe Ee G Awdal
Waxaa Munaasabadaa ka soo qayb galay
Xildhibaan Jimcaale
Agaasimo waaxeedyo kala duwan
Xoghayaha Gobolka Awdal
G waxbarashada G Awdal
Madax Xafiiska Imtixaanka ee G Awdal
Iyo Masuuliyiin Kale

Guul ayaan u rajaynayaa Dhamaan ardaydii u fadhiisatay imtixaanaadka Shahaadiga jamhuuriyada Soomaaliland
Allaa Mahad leh

27/06/2026

Agaasimaha Guud waxbarshada Jsl
Badhasaabka Gobolka Awdal
Mayerka magaalada Borama
Gudoomiyaha waxbarashada G.Awdal ayaa Maanta sirasmi ah uga furay imtixaanka shahaadiga
Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

18/06/2026

Xafladii qalin badalashada qaybta barbaarinta caruurta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

Ugu horayn waxa furay xaflada maamulaha dugsiga bashiir yoonis xasan isagoo ka warbixiyey xaalada guud iyo habsami usocodka qaybta barbaarinta caruurta
Geesta kale iyaguna martidii kasoo qayb gashay ayaa hambalyo iyo bogaadin usoo jeediyey maamulka ,macalimiinta ,waalidka iyo caruurta qalin badalanaysay

16/06/2026

Qaar ka mida ah ardaydii ka qayb qaatay xafladii qalin_badalashada qaybta barbaarinta Carruurta ( KG ) ee Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

13/06/2026

Muqaal kooban

Xaflada qalinbadalashada qaybta barbaarinta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

Q6:sawiradaXaflada qalin badalashada dufcadii 5aad ee qaybta barbaarinta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal
11/06/2026

Q6:sawirada
Xaflada qalin badalashada dufcadii 5aad ee qaybta barbaarinta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

Q5:sawiradaXaflada qalin badalashada dufcadii 5aad ee qaybta barbaarinta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal
11/06/2026

Q5:sawirada
Xaflada qalin badalashada dufcadii 5aad ee qaybta barbaarinta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

Q4:sawiradaXaflada qalin badalashada dufcadii 5aad ee qaybta barbaarinta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal
11/06/2026

Q4:sawirada
Xaflada qalin badalashada dufcadii 5aad ee qaybta barbaarinta Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal

Address

Sh. Ali Jawhar Street
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252634452606

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga H/Dhexe Ee A.A.Good - Borama, Awdal:

Shortcuts

Share