Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama Mu’assasaddu waa goob tacliimi ah oo lagu barto culuumta Qur’aanka, sida xifdiga, tasxiixa iyo ijaazada, iyo tafsiirka Qur’aanka

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama
17/09/2026

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama

10/09/2026
Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama  Ayman Omer Aliayaa dhamaysay 15 Juz oo Qur’aanka Kariimka ahFasalka Macallin Samiya...
31/08/2026

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama

Ayman Omer Ali
ayaa dhamaysay 15 Juz oo Qur’aanka Kariimka ah
Fasalka Macallin Samiya – Xarayska

26/08/2026

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama
Gabagabadii abaalmarinta mu’assasada qaybheeda kala duwan

Qaybtii labaad

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama125 Arday oo Kaalmaha H**e ka Galay Imtixanka sanadlaha ah ee Mu’assasadda Daaru Mu’m...
20/08/2026

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama
125 Arday oo Kaalmaha H**e ka Galay Imtixanka sanadlaha ah ee Mu’assasadda Daaru Mu’miniinta ayaa Safar Dalxiis Loogu Qaaday Jaamacadda Camuud.

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -BoramaFasalka Cismaan Binu Cafaan – Gellin Dambe Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa la...
19/08/2026

Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama
Fasalka Cismaan Binu Cafaan – Gellin Dambe
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa labadii arday ee usbuucan ugu fiicnaa fasalka Cismaan Binu Cafaan, Gellin Dambe ee Macallin Radwaan.
Ardayda ayaa lagu guddoonsiiyey Shahaado Sharaf iyadoo lagu maamuusayo dadaalkooda, akhlaaqdooda iyo horumarka ay sameeyeen Fasalka Cismaan Binu Cafaan – Gellin Dambe
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa labadii arday ee usbuucan ugu fiicnaa fasalka Cismaan Binu Cafaan, Gellin Dambe ee Macallin Radwaan.
Ardayda ayaa lagu guddoonsiiyey Shahaado Sharaf iyadoo lagu maamuusayo dadaalkooda, akhlaaqdooda iyo horumarka ay sameeyeen

Address

Borama
Borama

Telephone

+252634083175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mu'assasatu Dar Al- Muminen -Borama:

Shortcuts

Share

Category