23/09/2026
Machadka Saylac waxa uu hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaa Macallin . Sheekh Cilmi Ismaaciil Maxamed, oo ka mid ah macallimiinta Saylac, munaasabadda uu Soo afmeeray heerka ugu sarreeya ee waxbarashada, isla markaana uu helay Darajada (PhD) ee Cilmiga Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah.
Alle ha barakeeyo Drka.
Machadka saylac معهد زيلع
Saylac, Borama