18/12/2022
Xafladi Ardeyda Reer puntland ee magalda borama
helping other students
18/12/2022
Xafladi Ardeyda Reer puntland ee magalda borama
14/12/2022
Kulan weynaha Ardayda puntland ee magalada borama
Kaso qayb galkagu waa noo muhiim
Habeenka sabtidu soo galayso
Hotel haldoor
6:00 maqribnimo
Allaha u nxaristo wll ipraahim abshakur O gacan ka xaqdaran ku dishay jaamacada camuud e magalda borama
An u ducayno wllken illahy jano fardowso haka warabiyo😭😭😭😭😭
21/05/2021
Waxa mahad u sugnaatey Eebe weyne o xalay noo suurtagaliyey iney kulman Dhaman ardayda reer Puntland e wax ka barata jaamacadaha ku yaala magalada borama o u horkacayo gudomiyaha Ardayda reer puntland e borama waxbarashada u jogta Khalif Farah muse io Ku xigenada Ruun Mohamed sicid io
Waalidin iyo masuliyin kla duwan
Waxay ardada la wadaagen talo io tusaalayn dhan walba ah
Waxan u mahad celinayna dhaman inti nagalso qayb gashay ❤
21/05/2021
Mnshallh
12/05/2021
Hambalyo dhaman umada muslimiinta waxan ugu hambalyeynayna munasibada ciidul fidriga
Gaar ahaan umada somaliyed Alle nabad hanagu gaarsiiyo ciida ciideeda
كل عام و انتم بالخير
28/04/2021
Strong