Adal primary & secondary school

Adal primary & secondary school

Share

ADAL SCHOOLS WAA GOOB AAD KA HELI KARTO WAX BARASHO HEER SARE AH IYO BARAYAAL XIRFAD FIICAN U LEH WAX BARISTA ARDAYDA

19/05/2026

Waxa shaley si rasmiya usoo afmeermay Cupka dugsiga oo mudo soo socday. Waxa final ku kala qaaday fasalada 8A iyo 8B

Waxa cupka ku guulaystay Fasalka 8/A

16/05/2026

Ardayda Fasalka 7aad oo Dalxiis u tagay Gebilay

Photos from Adal primary & secondary school's post 15/05/2026

Ardayda fasalka 7A iyo Maamulka dugsiga Adal ayaa shaley dalxiis u tagay Gebilay.
iyagoo ay ka muuqato siday ugu diyaarsan yihiin 18 May ee inagu soo dhow

14/05/2026

Maamulka iyo Qayb ka mida macalimiinta Dugsiga Adal Primary and secondary school

13/05/2026
Photos from Adal primary & secondary school's post 08/05/2026

Dugsiga Adal primary and secondary school oo ku jira diyaar galaw balaadhan oo lagu xusayo 18 May ee fooda inagu soo haya

29/01/2026

ARDAYDA FASALKA 3AAD EE WIILASHA AYAA CIYAAR FIICANI KU DHEX MARTAY GAROONKA RAYDAL STADIUM

13/08/2025

XAFLADA ABAALMARINTA ARDAYDA KAALMAHA H**E KU GUULAYSTAY IMTIXAANKA

Photos from Adal primary & secondary school's post 18/07/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Sh Cali
Borama