19/11/2025
PUNTLAND: “Xamar waxa leh dadka Banaadiriga, kuwa dhaha ‘Unukaa leh’ xatooyo ayey ku yimaaddeen.”
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caynte Ibnu Cali, College & University, Laanta, Boosaaso.
19/11/2025
PUNTLAND: “Xamar waxa leh dadka Banaadiriga, kuwa dhaha ‘Unukaa leh’ xatooyo ayey ku yimaaddeen.”
19/11/2025
DEGDEG:- Farmaajo oo ku guuleystay Madaxweynaha Somalia.
Waxaan dhowaan bartan Facebook ee bulshada aan kula wadaagay tartan codeyn ah oo cinwaankiisu ahaa:
“Afar (4) Musharrax Madaxweyne, saddexda aan xilalka hayn kee baa mudan in Madaxweyne Xasan Sheekh xilka kala wareego bisha May 2026?”
Ka qaybgalka shacabka iyo xiisaha laga qaaday coddeyntu aad bay u sarreeysay. Natiijadii ugu dambeysay waxay noqotay sidan:-
• ✅ Farmaajo: ~51.0%
• ✅ Hassan Sheikh: ~35.3%
• ✅ Khaire: ~11.8%
• ✅ Saacid: ~2.0%
Waxaan u mahadcelinayaa shacabka si xirfadda iyo xog ogaalnimada leh uga qayb qaatay codeyntan. Codkiinna wuxuu muujinayaa aragti iyo doonis siyaasadeed oo muhiim u ah mustaqbalka dalka.
Ali Adan Mumin
19/11/2025
19/08/2023
Mr key
23/04/2023
Follow dheh bag ka
27/10/2022
27/10/2022
GOB STYLE ugu imow