25/08/2026
ALNASRI SCHOOL Waxaa uu dhammaan Muslimiinta ugu hambalyaynaynaa dhalashada Nabigeenna Mohamad ﷺ, naxariis iyo nabadgelyo Alle korkiisa ha ahaato.
Alle ha inaga dhigo kuwa raaca sunnadiisa, jecel Rasuulka ﷺ, kuna dayda akhlaaqdiisa wanaagsan.
16/08/2026
05/08/2026
31/07/2026
29/07/2026