25/06/2025
Waa macallimiintii utimid degmada boocame qaadista imtixaanka fasalka 8aad ee maamulka SSC khatamo oo galabta booqday beeraha magaalada.
Macallimiintan ayaa kakalayimid qaar kamid ah degaannada SSC sida: laascanood, taleex, awr-boogays, kalabaydh, karin-garfood, fardhidin iyo fallaydh-yaale.
Waxaan ugamahad celinaynaa wasaaradda waxbarashada ee SSC khaatumo in ay noosoodirtay labeentii macallimiinta.
Macallimiin waad mahadsantihiin sidaad ugudateen xilkiinna.
25/06/2025
Degmada Boocame waxaa kusoo gabagaboobay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad Dowlad Goboleedka SSC-Khatumo
Guulo badan gaara ardayeey
22/06/2025
Degmada Boocame :- 22-6-2025
Degmada Boocame ayaa Saaka laga Daah furey Imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee SSC-Khatumo .
Waxaana Degmada Boocame kugalaya Todoba Iskuul ay kamid yihiin
1. Sheikh Ibrahim Primary School Boocame
2. Dugsiga Hoose Dhexe ee Aw-Abdule -Boocame
3. Dugsiga Hoose Dhexe ee Caynab -Karin kafood
4. Dugsiga Hoose Dhexe ee Karin kafood
5. Dugsiga Hoose Dhexe ee haweeya ciise -fardhidin
6. Dugsiga Hoose Dhexe ee falayryaale
7. Dugsiga Hoose Dhexe ee Buurawal
11/06/2025
Arbaca : 11/06/2025
Dugsiga Hoose Dhexe ee Sheikh ibrahim Boocame oo maanta soo gabagabeeyey Imtixaanka Teeramka 2aad ee Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.
----------------------------
Ugu danbayntii maamulka iyo macalimiinta dugsiga Hoose Dhexe ee sheikh ibrahim Boocame waxa uu u rajaynayaa dhammaan ardayda inuu illaahay ku guuleeyo himilooyinka ay hiigsanayaan sannad dugsiyeedkana uga dhigo mid ay guul gaaraan.
Aamiin aamiin.
------------ Dhammaad -----------
25/05/2025
Jadwalka imtixaanka kalka 2aad ee
Sanad dugsiyeedka 2024-2025 Sheikh Ibrahim Primary School Boocame
11/04/2025
Dugsiga Hoose Dhexe ee Sheikh Ibrahim Primary School Boocame wuxuu si kal iyo laab ah u soo dhoweynayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre , oo booqasho rasmi ah ku imaanaya Caasimadda Maamulka SSC-Khatumo.
Ku Soo Dhawoow Mudane Ra’iisul Wasaare, Maamulka SSC-Khatumo .