Al-Irshaad Primary And Intermediate School

Al-Irshaad Primary And Intermediate School

Share

Welcome to Al-Irshaad Primary and Intermediate School, the school that produces the leaders of tomorrow.
612562608 / 62 2562608

21/08/2026

Qudbadii maamulaha madarasada Al mustaqiim macalin yahye macalin yacquub .sharaf iyo karaamo mahadsanid macalin

21/08/2026

Agaasimaha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee hiiraan integrate ustad ibraahim oo xaflada qeyb ka ahaa sidoo kle qudbad muhiim ah ka soo jeediyay asaga oo farxada la qeybsanaya dhamaan bahda dugsiga reer Al Al-Irshaad Primary And Intermediate School

16/08/2026

I got over 10 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

16/08/2026

Waa qudbadii uu jeediyay inta ay ay xaflada socotay maamulaha madarasada nasrudiin macalin muuse .
Macalin mahadsanid sida quruxda badan ee aad waqtigaada qeyb ka mid ah noo siisay

14/08/2026

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis. Dhamaan ardayda ku nool magaalada beledweyne xarunta gobalka hiiraan Waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga hoose dhexe ee Al-Irshaad Primary And Intermediate School gaar ahaan qeybta luuqadaha uu qaadanayo fasalo cusub ee lagu baranayo luuqada English ka .
Sidoo kle dugsiga sanadkaan waxa uu soo kordhiyay barashada culuumta caafimaadka .hadaba balanteenu waa in aan iska diiwaan gelino dugslga Al-Irshaad Primary.
Hadafkeenu waa in aan soo saarno jiilka mustaqbalka.

Photos from Al-Irshaad Primary And Intermediate School's post 13/08/2026

Maamulka jaamacadda liibaan ayaa nagu soo booqday xarunteena dugsiga .
Maamulka oo dhiiri geliyay dhamaan ardayda kuna dhiira geliyay waxbarashada in ay ku dadaalaan. Sidoo kalana macalimiinta iyo maamulka ku dhiiri geliyay in ay isku xernaadaan oo ay si wada jir ah uwada shaqeeyaan .
Ugu danbeyn maamulka iyo macalimiinta ayaa ugu mahad celiyay maamulka jaamacadda booqashada quruxda badan .
Al-Irshaad Primary And Intermediate School

11/08/2026

Mamulaha dugsiga hoose dhexe ee Al isra . Ustad khaliif .
Oo qeyb ka ahaa si qurux badan kaga qeyb qaatay xaflada dufcadii 1aad ee luuqada English ka

Photos from Al-Irshaad Primary And Intermediate School's post 10/08/2026

qeybta ee munaasabada qalinjebinta dufcadii 1aad ee luuqada English ka
Al-Irshaad Primary And Intermediate School

10/08/2026

Abdullahi abdiwahab omar oo ka mid ah ardayda ka qalin badalatay luuqada English ka ayaa munaasaba xaflada ka soo jeediyay .mawduuc ku saabsan iskuulada ama goobaha waxbarashada

09/08/2026

Ustad cali maxamed ( cali sooyaal ).
Ahna xoghaya wasaarada waxbarashada hirshabelle ee magaalada beledweyne xarunta gobalka hiiraan.
Ayaa cadeeyay in dugsiga Al-Irshaad Primary And Intermediate School uu ka mid yhy dugsiyada ka diiwaan gelsan wasaarada waxbarashada. Lana mid yhy dugsiyada magaalada ku yaalo .
Sidoo kle ustad cali waxa uu dugsiga kula dardaarmay in ay ilaaliyaan xogta ardayda iskana hubiyaan .

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Beledweyne
WELCOME