Hawo-Tako PSS Beledweyne

Hawo-Tako PSS  Beledweyne

Share

Xaawo-taako, Dugsiga hormuudka u ah waxbarashada bilaashka ah 📚
Tayo iyo hufnaan lagu barto. Lehna Hoose, Dhexe & Sare.

Nasoo raac si aad ula socoto natiijooyinka & guulaha ardayda 🎓

19/06/2026

Jimco wanaagsan.

18/06/2026

Hambalyo, dhamaan ardayda fasalka 8aad ee uu imtixaanku u soo idlaaday.
Alle waxaan ka baryeynaa in uu idinka dhigo kuwa guuleesta.

17/06/2026

Wargalin iyo Dhiirrigelin.

Waxaan u rajeynaynaa guul iyo nasiib wanaagsan dhammaan ardayda Dugsiga Xaawo Taako ee sanadkan ka qeybgalaya Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12-aad ee ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada.

Ardaydeennu waxay ku kala geli doonaan imtixaanka 8 xarumood oo ku yaalla magaalada Beledweyne, iyadoo wadarta guud ee ardayda ay tahay 179 arday.
Waxaan ku boorrineynaa ardayda inay muujiyaan dadaalkii, akhlaaqdii iyo aqoontii ay soo barteen muddadii waxbarashada. Sidoo kale waxaan uga mahadcelineynaa waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka dugsiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin ardayda.

Alle ha idin fududeeyo imtixaanka, hana idinka dhigo kuwii guusha iyo natiijooyinka wanaagsan gaara.

16/06/2026

Sanad Hijriyeed cusub oo barakeysan dhammaantiin.

Alle ha inaga yeelo sanadkan mid kheyr, nabad, caafimaad iyo guulo badan xambaarsan. Sanad Wanaagsan 1448 Hijri.

Photos from Hawo-Tako PSS  Beledweyne's post 12/06/2026

Sawiro Qeybta saddexaad

Ardayda fasalka 12aad ee dugsiga Xaawotaako, ayaa maanta u amba baxay dalkiis, kaas oo ay ku tageen banaanka magaalada Beledweyne, inta dalxiiska socday ardayda ayaa soo bandhigay ciyaaro dhaqameed iyo suugaan iyo madadaalo.

Photos from Hawo-Tako PSS  Beledweyne's post 12/06/2026

Sawiro

Ardayda fasalka 12aad ee dugsiga Xaawotaako, ayaa maanta u amba baxay dalkiis, kaas oo ay ku tageen banaanka magaalada Beledweyne, inta dalxiiska socday ardayda ayaa soo bandhigay ciyaaro dhaqameed iyo suugaan iyo madadaalo.

10/06/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hiiraan, Beledweyn
Beledweyne