Kulan Dhiirrigelin qaar kamida dhalinyaradda Qalin-jabiyeyaasha Fasalka 12-aad 🎓
Waxaa maantay qabsoomay kulan dhiirrigelin iyo garab istaag ah oo aan ugu talo galnay ardayda fasalka 12-aad ee qalin-jabineysa sanad-dugsiyeedka 2025–2026.
Kulanka oo ay soo qaban qaabiyen Adam Sharid Hanshi iyo murashax xildhibaan golaha wakiiladda Hirshabelle Isse Hassan MoHumed
Kulanka waxaa diiradda lagu saaray muhiimadda waxbarashada, diyaar-garowga jaamacadda, doorashada mustaqbalka iyo in ardaydu ineey yeeshaan himilo iyo dadaal ay ku gaaraan yoolalkooda.
🎓 Qalin-jabintu ma aha dhammaad, ee waa bilowga marxalad cusub.
Waxaan dhammaan qalin-jabiyeyaasha kula dardaaranay inay sii wataan waxbarashada, ka faa’iideystaan fursadaha jira, ayna noqdaan jiil aqoon, akhlaaq iyo karti leh oo dalkooda iyo bulshadooda wax ku biiriya.
Hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha Fasalka 12-aad ee 2025–2026! 🇸🇴🎓
Mustaqbal wanaagsan iyo guul ayaan idiin rajeynaynaa.
Ururka Dh. Ibraahim Ciise
Dhalintu Waa Hurmuudka Horumarka Dalka Waana Udub Dhaxaadka Bulshadda.
Ururka Dh. Ibraahim Ciise Beledweyne oo maalmahaan wado olole xoogan oo ay ku doonayaan kuraasta golaha deegaanka iyo wakiiladda Hirshabelle kuno soo dhaweeynayo dhalin yaro uu hogaaminayo xildhibaan Yoonis Faarax Baroow.
Adam Sharid Hanshi oo ku hadlayay afka dhalinyaradda beledweeyn qudbadiisii koobneed
29/07/2026
Ururka Dh. Ibraahim Ciise oo shalay soo qaban qaabiyay kulan soo dhaweeyn iyo dhiiro galin iskugu jiro loona sameey dhalin yaro can siyaasadeed leh iyo xildhibaan golaha deegaanka gobolka banaadir katirsan xildhibaan Yoonis Faarax Barrow.
Amaanduulaha 3-da gobol Shabeladda dhexe Hiiraan & Galgaduud Taliye Cabdi C/llaahi Xasan
oo maalmahaan hoowlo abni iyo colaad damin ka waday xadka 2-da gobol ayaa ku guuleeystay in colaadii la damiyo gacan bir ahne lagu qabto ddkii colaada hurinayay.
🇸🇴 Musharrax Golaha Deegaanka Degmada Beledweyne – Adam Sharid Hanshi
Maanta waxaan si buuxda u garab taaganahay musharrax Adam Sharid Hanshi, oo u taagan Golaha Deegaanka Degmada Beledweyne.
Adam Sharid Hanshi waa musharrax leh aragti fog, daacadnimo, karti iyo himilo ku dhisan horumarinta bulshada. Wuxuu aaminsan yahay in degmada Beledweyne lagu gaari karo horumar dhab ah iyadoo la xoojinayo midnimada bulshada, caddaaladda, daahfurnaanta iyo adeegyada aas-aasiga ah.
Waxaan ku kalsoonahay inuu noqon doono codka shacabka, kana shaqeyn doono danaha guud iyo horumarka degmada.
Hal-ku-dheg:
"Codkaaga waa Horumarka Beledweyne – Dooro Adam Sharid Hanshi."
03/07/2023
Waxa aan u hambal yeeynayaa dhamaan qalin jabiyaasha ardadda jaamacadda Jobkey University Compus Beledweyn anoo idin kala reeben waxaan idin leehay congratulations Congratulations Congratulations.
Waxaa maanta booqday school 🏫 Nasrudiir
Primary and Secondary School ee ku yaal degmadda jalalaqsi.
Gudoomiyaha cusub Hambalyo Hambalyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Beledweyne