Plasma University - Beledweyne Campus

Plasma University - Beledweyne Campus

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Plasma University - Beledweyne Campus, Community College, Iridda Aamin Road, Beledweyne.

Plasma University is Private non-profit leading higher education institution which is committed providing the excellent university education that enables learners from all backgrounds to become enterprising citizens..

Photos from Plasma University - Beledweyne Campus's post 10/06/2026

๐—•๐—ข๐—ข๐—ค๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—˜๐—˜ ๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜
Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐›๐ข๐ง ๐ค๐ก๐š๐๐š๐š๐›
ee magaalada Beledweyne.

Booqashadan ayaa lagu dhiirrigelinayay ardayda fasalka 12-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay horumarinta waxbarashada iyo xoojinta xiriirka Jaamacadda Plasma iyo dugsiyada sare.

01/06/2026

VEDIO Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa booqasho ku tagay dugsiyada ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ee ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป iyo ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—น ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ
ee magaalada Beledweyne.

Photos from Plasma University - Beledweyne Campus's post 31/05/2026

๐—•๐—ข๐—ข๐—ค๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—˜๐—˜ ๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜
Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ
ee magaalada Beledweyne.

Booqashadan ayaa lagu dhiirrigelinayay ardayda fasalka 12-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay horumarinta waxbarashada iyo xoojinta xiriirka Jaamacadda Plasma iyo dugsiyada sare.

Photos from Plasma University - Beledweyne Campus's post 30/05/2026

๐—•๐—ข๐—ข๐—ค๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—˜๐—˜ ๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜
Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป
ee magaalada Beledweyne.

Booqashadan ayaa lagu dhiirrigelinayay ardayda fasalka 12-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay horumarinta waxbarashada iyo xoojinta xiriirka Jaamacadda Plasma iyo dugsiyada sare.

26/05/2026

๐ŸŒ™ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒ™
Jaamacadda Plasma University waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo bulshada guud ahaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adha.
โœจ Taqabbalallaahu minna wa minkum saalixal aโ€˜maal โœจ
Ilaahay ha naga aqbalo camalka suuban, hana idinka dhigo kuwo sanadkan iyo kuwa kale ku gaara kheyr iyo barwaaqo.
๐Ÿคฒ Ciid Wanaagsan
๐ŸŽ‰ Eid Mubarak

Photos from Plasma University - Beledweyne Campus's post 25/05/2026

๐—•๐—ข๐—ข๐—ค๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—˜๐—˜ ๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜
Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—น ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ
ee magaalada Beledweyne.

Booqashadan ayaa lagu dhiirrigelinayay ardayda fasalka 12-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay horumarinta waxbarashada iyo xoojinta xiriirka Jaamacadda Plasma iyo dugsiyada sare.

25/05/2026

VEDIO Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—”๐—น ๐—”๐—พ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ
ee magaalada Beledweyne.

Photos from Plasma University - Beledweyne Campus's post 24/05/2026

๐—•๐—ข๐—ข๐—ค๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—˜๐—˜ ๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜
Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—”๐—น ๐—”๐—พ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ
ee magaalada Beledweyne.

Booqashadan ayaa lagu dhiirrigelinayay ardayda fasalka 12-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay horumarinta waxbarashada iyo xoojinta xiriirka Jaamacadda Plasma iyo dugsiyada sare.

23/05/2026

Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป
ee magaalada Beledweyne.

Photos from Plasma University - Beledweyne Campus's post 23/05/2026

๐—•๐—ข๐—ข๐—ค๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—˜๐—˜ ๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜
Maamulka ๐™…๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‹๐™ก๐™–๐™จ๐™ข๐™– ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ง๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™ž๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ee magaalada Beledweyne.

Booqashadan ayaa lagu dhiirrigelinayay ardayda fasalka 12-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay horumarinta waxbarashada iyo xoojinta xiriirka Jaamacadda Plasma iyo dugsiyada sare.

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Iridda Aamin Road
Beledweyne
252