Nural Elmi Primary and Secondary School

Nural Elmi Primary and Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nural Elmi Primary and Secondary School, Education, Hiiraan Beledweyne, Beledweyne.

23/11/2025

Waxan halkaan dhabaal ugu diriyaa dhamaan macalimminta soomaaliyed maalinta macallinka.
Gaar ahaan macalimiinta Dugsiga NuralElmi Primaryand SecondarySchool
Abaalkiina lamagudikaro ee mahadsanadiina.

Photos from Nural Elmi Primary and Secondary School's post 17/09/2025

Waxa sharafweyn no ah in booqasha rasmi noga yimaaden dhamaan bahda waxbarshada
Dowlad goboleedka hirshabewle
Sida agaasimaha waxbarashada,
Madaxa shahaadoyinka iyo imtixaanaadka,
Iyo dhamaan madaxda heer gobal iyo heer dagma ee waxbarashada
Dhamaan waxa leenahay mahad adiinka gaarta

Photos from Nural Elmi Primary and Secondary School's post 25/08/2025

Hambalyo Hambalyo
Dhamaan Ardayda somaaliyeed ee ku guuleysatay imtixaanka fasalka 12 aad
Waxaan si gaar ugu Hambalyeynayaa Ardayda Dugsiga Nur-Alcilmi ee ku baastay imtixaanka
Kana keentay Natiija fiican
Hambalyo Hambalyo

13/07/2025
13/07/2025

Muuqaakii 1aad

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hiiraan Beledweyne
Beledweyne
2521