17/07/2025
Hambalyo Hambalyo🎓
Waxa aan ay halkaan hambalyo qalin jabin ay farxadi ku dheehantahay, kula wadagayaan Dhammaan Macalimiinta Iskuulka
Mohamed Ali Primary School Mr - Deeqoow Cismaan Xeeyfoow kana mid ah macalimiinta iskuulka oo maanta Soo gunaanaday waxbarashada heerka 1aad ee jaamacadda Jobkey university.
Cilmigaaga Alle hakugu anfaco ayaan leenahay.
Congratulation Congratulation Congratulation
30/03/2025
عيد الفطر المبارك
كل عام وأنتم بخير.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Ciidul Fitri Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimka Ah Ee Soomaalyeed,
Ciid Wanaagsan Bilashada Bisha Shawwaal, Ciidul Fitriga.
Allaha ha Inaga Aqbalo Acmaasha Soomka Iyo Salaadda,
Ugu dambeyn:
Waxa aan si gaar ah Hambalyo leenahay Maamulka, Macallimiinta, Ardayda, Howlwadeenada iyo Waalidiinta Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Mohamed Ali Primary School.
1446H - 2025M.
02/05/2024
Hambalyo Hambalyo🎓
Waxaan ay halkaan hambalyo qalin jabin ay farxadi ku dheehantahay, kula wadagayaan Dhammaan Macalimiinta Iskuulka
Mohamed Ali Primary School Mrs - Maryama Cabdiraxmaan Ahmed kana mid ah macalimiinta iskuulka oo maanta Soo gunaanaday waxbarashada heerka 1aad ee jaamacadda Jobkey university.
Cilmigaaga Alle hakugu anfaco ayaan leenahay.
Congratulation Congratulation Congratulation
09/04/2024
عيد الفطر المبارك
كل عام وأنتم بخير.
Ciidul Fitri Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimka Ah Ee Soomaalyeed Ciid Wanaagsan Bilashada Bisha Shawwaal Ciidul Fitriga,
Allah Ha Inaga Aqbalo Acmaasha Soom ka Iyo Salaada.
10/03/2024
Ramadaan Kariim!
Waxaan dhamaan Umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu naga yeelo kuwii ka faaideysta khayrka bishaani leedahay.
25/12/2023
Arabic and English languages.