18/07/2026
Hambalyo
Maamulka Dugsiga waxa uu idinkugu hambalyeynayaa Dadaalkiina waxa uuna idiinrajeynayaa mustaqbal wanaagsan insha allah
Dedicated To Excellence
18/07/2026
Hambalyo
Maamulka Dugsiga waxa uu idinkugu hambalyeynayaa Dadaalkiina waxa uuna idiinrajeynayaa mustaqbal wanaagsan insha allah
16/07/2026
Hambalyo Xamdi Aadan Cali oo kamid ah ardayda ugu firfircoon Dugsiga ayaan gashay kaalinta 1aad Fasalka 11A sanad dugsiyeedka 2025-2026
26/05/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda Ciidda u diraynaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan shaqaalaha dugsiga.
Waxaan Allaah ka baryaynaa in ciiddan ciiddeeda nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo horumar waara.
Ciid Wanaagsan.
22/11/2025
Hanbal macalimiinta soo maaliyeed meelkastooy dunada ka joogaan bahda reer Horsed waxay farxada iyo maalinkooda laqeybsanayaan macalimiita soomliyeed
waxaan leenahay waad ku mahadsantihiin duruufaha adag ood kushaqeeysaan alla ayaa abaalkiina gudi karo Hanbalyo macalin
20/08/2025
20/11/2024
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Bahdda Dugsiga Horseed primary and secondary school waxa ay hambalyo u direysaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed, oo loo asteeyey maanta oo kale, 21-ka Nofeembar, in la xuso lana xasuusto kaalinta weyn ee ay bulshada kaga jiraan.
Macalinka Oo ah Udub Dhexaadka Bulshada ayaa maanta oo kale Laga xusaa dhamaan gayiga Soomaaliyeed.
Hambalyo Hambalyo
Macalinkeen Macalinkiis allow kaal
انالله وانا اليه راجعون
waxaan xanuunka iyo murugadas laqaybsaneynaa reer aadan cabdi geeridii naxdinta laheeyd ee kutimid
Aabo Aadan cabdi (qasaay) ilaahay ha unaxariisto kataabkiisane midagta ha kasiiyo gadaashiisne illaahay nama fidneeyo
30/08/2024
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Maamulka Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Horseed wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardada, waalidiinta iyo bahda waxbarashada in dugsigu dib u furmi doono Sanad-Tacliimeedka 2024-2025, maalinta Sabtida oo ay taariikhdu ku beegantahay 31/08/2024.
27/08/2024
Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan ardayda reer Horseed primary and secondary school
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:45 |
| Thursday | 02:30 - 10:30 |
| Friday | 03:00 - 10:00 |
| Saturday | 07:00 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:00 |