13/01/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Iskuulka Gerbooda Adult School waxaa si rasmi ah uga socda Diiwaangelinta Ardayda Cusub ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Fursad ayaad u haysataa inaad markale waxbarato ku biirt waxbarasho tayo leh oo ku dhisan aqoon, akhlaakh, anshax iyo mustaqbal ifaaya.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 613485816