10/02/2026
Doodda Musharraxiinta Xilka Guddoomiyaha iyo Gadoomiye ku xigeen ka Xukuumadda 3-aad ee Midowga Ardayda Jaamacadda KAMIL.
Empower Minds & Ignite Potentials
10/02/2026
Doodda Musharraxiinta Xilka Guddoomiyaha iyo Gadoomiye ku xigeen ka Xukuumadda 3-aad ee Midowga Ardayda Jaamacadda KAMIL.
09/02/2026
📢 OGEYSIIS
🗓 Khamiis
Waxaa si rasmi ah oo toos ah u bilaaban doonta Doorashada Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Kamil,
taas oo ah marxalad muhiim ah oo muujinaysa dimuqraadiyadda, wada-tashiga, iyo ka-qaybgalka ardayda.
Doorashadan waxaa ku tartamaya Musharraxiinta iyo Ku-xigeenka Jaamacadda Kamil,
kuwaas oo matalaya aragtiyo hoggaamineed, karti, iyo mas’uuliyad u adeegaysa danaha ardayda.
🗳 Doorashadu waa mid:
• Xor ah
• Xalaal ah
• Daah-furan
• U furan dhammaan ardayda Jaamacadda Kamil
✨ Arday kasta waxaa laga rajeynayaa:
✔️ Inuu ka qaybqaato
✔️ Inuu dhiibto codkiisa
✔️ Inuu doorto hoggaan karti leh
➡️ Doorashadu waa: QOF IYO COD
Codkaaga waa mas’uuliyad, waana tiirka isbeddelka iyo horumarka ardayda.
🤲 Insha’Allah
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu doorashadan ka dhigo mid guul, nabad, iyo horumar u horseedda dhammaan ardayda Jaamacadda.
22/12/2025
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil wuxuu ku wargelinayaa dhammaan xubnihiisa, ardayda jaamacadda, iyo guud ahaan daneeyayaasha akhriska in uu qabanayo kulankiisii billaha ahaa, kaas oo cinwaankiisu yahay:
الوقت حياة وثروة لا تُعوَّض
(Waqtigu waa nolol iyo khasnad aan la beddeli karin)
🎤 Soo-jeediye: Ustaad Mohamed Aadan Bilow
Faahfaahin:
📅 Taariikh: Talaado, 23 December 2025
⏰ Waqti: 4:00 galabnimo
📍 Goobta: Jaamacadda Kamil
✨ Ka soo qeybgal wacan!
Kulankani waa mid furan, qof walbana wuu ka soo qeyb geli karaa.
1m & all bones of human Xukumadda Ardayda Jaamacadda Caalamiga Ee Kamil-XAJKA Kamil International University
05/08/2025
🌊 Dalxiis Ardaydeed |
Ardayda Kuliyadda Caafimaadka (MBBS) ee Jaamacadda Kamil ayaa booqasho dalxiis ah ku tagay , kaddib safar waxbarasho oo ay maalmahan u joogeen .
Dalxiiskan ayaa qeyb ka ah ee lagu kobcinayo nolosha ardayda, laguna dhiirrigelinayo isku dheelitirka aqoonta iyo nasashada.
Ardaydu waxay heleen fursad ay ku nastaan, isla markaana abuuraan xusuuso ka mid noqon doona .
03/08/2025
🏞️ KULAN DALXIIS IYO DARDARAN
Guddoomiyaha Jaamacadda Kamil, , ayaa kulan dhiirrigelin iyo dalxiis isugu jira u sameeyay ardayda MBBS, kadib markii uu si rasmi ah u soo dhammaaday safarkii waxbarasho ee ay ku joogeen .
Kulankan wuxuu ahaa fursad gaar ah oo ardaydu ku , uguna mahadceliyeen maamulka Jaamacadda ah ee lagu horumarinayo tayada waxbarasho iyo aqoonta ardayda.
📍Goobta: Magaalada Muqdisho
📸 Xusuus Reeb Qurux Badan
30/07/2025
Kulan Isbarasho & Mahadcelin
Xukuumadda Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil ayaa kulan isbarasho iyo mahadcelin ah la qaadatay .
Kulankan oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Midowga Dhalinyarada Digil & Mirifle, , ayaa si habsami leh u dhacay, kuna dhammaaday jawi isfaham iyo is-xurmayn leh.
Ujeedada kulanka ayaa ahayd xoojinta iskaashiga, isdhexgalka, iyo wada-shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac, si gaar ahna loogu bogaadiyo doorka dhalinyarada ee horumarka bulshada.
Xukuumadda Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil waxay si gaar ah ugu mahadcelineysaa madaxda iyo xubnaha Midowga Dhalinyarada Digil & Mirifle ee kulanka kasoo qeybgalay, waxayna muujisay diyaar garow buuxa oo ku aaddan wada-shaqeyn joogto ah.
29/07/2025
Heshiis Iskaashi oo Dhexmaray iyo Xukuumada Ardayda Jaamacadda
(MACJAS) iyo Xukuumadda Ardayda Jaamacadda ayaa gaaray heshiis iskaashi oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta ardayda caafimaadka.
Heshiiskan waxaa diiradda lagu saaray kor u qaadista arrimaha ardayda, is-dhaafsiga aqoonta iyo
Kulanka waxaa Jaamacadda Kamil ku meteshay , Ku-xigeenka Midowga Ardayda, iyadoo muujisay sida ay ardaydu ugu heelan yihiin iskaashi wax ku ool ah oo kor u qaada tayada waxbarashada iyo .
29/07/2025
oo Soo-dhaweyn Rasmi ah u Sameeyay
Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliya ayaa galabta si rasmi ah u soo dhaweeyay Midowga Ardayda Jaamacadda .
Soo-dhaweyntan ayaa qeyb ka ahayd -xogwareysi_iyo kor u qaadista xiriirka ardayda ee dalka, iyadoo diiradda la saaray waara oo u dhexeeya labada dhinac.
Intii uu socday kulanka, waxaa si weyn loo bogaadiyay Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil, gaar ahaan kaalintooda muuqata ee horumarinta waxbarashada, wacyigelinta ardayda, iyo ka qeyb qaadashada arrimaha caafimaadka.
Dhammaan xubnihii ka socday labada dhinac waxay muujiyeen rajo iyo oo ku aaddan dhismaha iskaashi joogto ah oo ku dhisan aqoon, karti iyo wadajir ardaynimo.
✅ Soo-dhaweyn ka tarjumaysa Wada-shaqeyn & Midnimo
22/07/2025