Bay Accountancy Institute

Bay Accountancy Institute

Share

Waxaan bixinaa koorsooyin dhameystiran oo xisaabaad ah (manual & computerized) sida Financial Accounting, QuickBooks, Excel, Peachtree & Maareynta Maaliyadda.

Xirfad xisaabeed halkaan ka dhiso!

16/06/2026

๐™Š๐™œ๐™–๐™–๐™๐™ž๐™ฃ ๐™’๐™š๐™š๐™ ๐™ก๐™ฎ ๐™๐™ง๐™š๐™š ๐˜ผ๐™˜๐™˜๐™ค๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ฃ๐™œ ๐™‡๐™š๐™จ๐™จ๐™ค๐™ฃ๐™จ
Dhaman Ardada waxan ogahinaynaa in hadu alle idmo Si taxana an uso dhigi dono Courses Accounting Weliba Habenada Isninta iyo Arbacada.
Bay Accountancy Institute

14/06/2026

๐Ÿ“ข ๐˜ผ๐˜พ๐˜พ๐™Š๐™๐™‰๐™๐™„๐™‰๐™‚ ๐™Ž๐™€๐™๐™„๐™€๐™Ž โ€“ ๐™๐™๐™€๐™€ ๐™’๐™€๐™€๐™†๐™‡๐™” ๐™‡๐™€๐™Ž๐™Ž๐™Š๐™‰๐™Ž
Ma rabtaa inaad kor u qaaddo aqoontaada Accounting-ka?
Ku soo biir ๐˜ผ๐™˜๐™˜๐™ค๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ฃ๐™œ ๐™Ž๐™š๐™ง๐™ž๐™š๐™จ-๐™ ๐™– ๐™˜๐™ช๐™จ๐™ช๐™— ๐™š๐™š ๐˜ฝ๐™–๐™ฎ ๐˜ผ๐™˜๐™˜๐™ค๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™–๐™ฃ๐™˜๐™ฎ ๐™„๐™ฃ๐™จ๐™ฉ๐™ž๐™ฉ๐™ช๐™ฉ๐™š, halkaas oo aan habeen kasta oo ๐™„๐™จ๐™ฃ๐™ž๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜ผ๐™ง๐™—๐™–๐™˜๐™ค idiinku soo gudbin doono casharro Accounting ah oo taxane ah.
๐Ÿ“š Waxaad ka baran doontaa:
โœ… Financial Accounting
โœ… Cost Accounting
โœ… Taxation
โœ… Auditing
โœ… QuickBooks Accounting
โœ… Practical Accounting Skills
๐Ÿ“… Maalmaha: Isniin & Arbaco
๐Ÿ•— Waqtiga: Habeen walba
๐Ÿ“ Goobta: Facebook & YouTube Pages-ka Bay Accountancy Institute
๐Ÿ’ก Casharradu waxay ku bixi doonaan qaab fudud, tusaalooyin dhab ah, iyo layliyo kaa caawinaya inaad xirfadaha Accounting-ka si wanaagsan u barato.
๐Ÿ‘‰ Like, Follow & Subscribe samee bogagga Bay Accountancy Institute si aadan uga maqnaan casharrada cusub.
Bay Accountancy Institute "Building Professional Accountants for the Future." ๐Ÿ“Š๐ŸŽ“
Linkigan subscribe saar https://www.youtube.com/

14/06/2026

๐˜ฟ๐™„๐™‹๐™‡๐™Š๐™ˆ๐˜ผ ๐™„๐™‰ ๐˜ฟ๐˜ผ๐™๐˜ผ ๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐™‡๐™”๐™Ž๐™„๐™Ž-๐™…๐™ช๐™ก๐™ฎ &๐˜ผ๐™ช๐™œ๐™ช๐™จ๐™ฉ ๐˜พ๐™ค๐™ช๐™ง๐™จ๐™š ๐™„๐™ฃ๐™ฉ๐™–๐™ ๐™š
๐Ÿ“Š Course Contents
1. Microsoft Excel
2. Power BI
3. Tableau
๐Ÿ“… Starting Date: 1 July 2026
๐Ÿ•’ Class Shifts
Morning Class
9:00 AM โ€“ 12:30 PM
Evening Class
2:00 PM โ€“ 6:30 PM
๐Ÿ“ Location
Bay Accountancy Institute
๐Ÿ“Œ Near Haldoor Restaurant โ€“ Luga Baxsi
๐Ÿ“ž Contact Us
+252 619 130 729
โœ… Hands-on Practical Training
โœ… Real Data Analysis Projects
โœ… Professional Instructors
โœ… Certificate Awarded
โœ… Limited Seats Available
๐Ÿ’ก Learn how to collect, clean, analyze, and visualize data using the world's most popular data analysis tools.
"Turn Data into Insights and Build a Successful Career in Analytics"

Photos from Bay Accountancy Institute's post 02/06/2026

๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™™๐™– ๐˜ฟ๐™ช๐™›๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™– 1๐™–๐™–๐™™ ayaa maanta u fariistay
๐‘ฐ๐’Ž๐’•๐’Š๐’™๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’…๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ฐ๐’”๐’๐’‚๐’Ž๐’Š๐’„ ๐‘จ๐’„๐’„๐’๐’–๐’๐’•๐’Š๐’๐’ˆ
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardada guul iyo natiijooyin wanaagsan.
Accountancy Institute
๐ŸŽ“ Guushu waxay timaaddaa dadaal iyo diyaar-garow wanaagsan.



Photos from Bay Accountancy Institute's post 19/05/2026

๐™Œ๐™–๐™–๐™™๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™– ๐˜ฟ๐™ช๐™›๐™˜๐™–๐™™ ๐˜พ๐™ช๐™จ๐™ช๐™—
๐Ÿ“š KUSOO DHAWOOW BARASHADA LUUQADDA ENGLISH ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง

Ma rabtaa inaad si fudud ugu hadasho, u qorto, una fahanto English-ka?
Fursaddaas hadda waa kuu furan tahay! โœ…

๐ŸŽ“ Waxaa idiin diyaar ah casharro tayo leh oo lagu baranayo:
โœ”๏ธ Grammar
โœ”๏ธ Vocabulary
โœ”๏ธ Speaking
โœ”๏ธ Listening
โœ”๏ธ Reading
โœ”๏ธ Writing

๐Ÿซ Goobta:
๐™‚๐™๐™๐˜ฝ๐™๐˜ผ ๐˜ฝ๐˜ผ๐™” ๐˜ผ๐˜พ๐˜พ๐™Š๐™๐™‰๐™๐˜ผ๐™‰๐˜พ๐™” ๐™„๐™‰๐™Ž๐™๐™„๐™๐™๐™๐™€

โฐ Waqtiga:
๐ŸŒž Duhur: 2:00 PM ilaa 6:00 PM
๐ŸŒ™ Habeen: 7:00 PM ilaa 9:00 PM

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah:
619025032

โœจ โ€œSi fudud, si xirfad leh, si mustaqbal leh!โ€

07/04/2026

๐™†๐™ช ๐˜ฝ๐™–๐™ง๐™ค ๐˜พ๐™ค๐™ข๐™ฅ๐™ช๐™ฉ๐™š๐™ง ๐™จ๐™ž ๐˜ฝ๐™ž๐™ก๐™–๐™–๐™จ๐™ ๐™–๐™
Ayadoo la firinayo durufaha Ardeyga waxan si bilaash ka dhigney Coursada Computer Applications.
Hadaba hada rabtid barashada Computerka maanta iska diwangeli oo Qaado Coursada bilaashka ah.
๐™“๐™ž๐™ก๐™ž๐™–๐™™๐™– ๐™˜๐™ค๐™ช๐™ง๐™จ๐™–๐™™๐™– ๐™ก๐™–๐™๐™š๐™ก๐™–๐™ฎ๐™ค
Galab laga bilawo 3:00-6:00Am
Habenkii laga bilawo 7:00-9:00Pm
Hada tahay Ardey ku dhiban barashada Computerka maanta bilow oo beri ku shaqayso xirfada aad ledahay

07/04/2026

๐˜ผ๐™ฅ๐™ง๐™ž๐™ก ๐™„๐™ฃ๐™ฉ๐™–๐™ ๐™š
Dhaman Ardada waxan ogeysinayna in ๐˜ฟ๐™ช๐™›๐™˜๐™–๐™™๐™ž๐™ž 3๐™–๐™–๐™™ ee ๐˜ฟ๐™ž๐™ฅ๐™ก๐™ค๐™ข๐™– ๐™ž๐™ฃ ๐˜ผ๐™˜๐™˜๐™ค๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ฃ๐™œ uu furanyahay diwangelintiisa.
Hadaba h**e u gaar xarunta Machadka oo hada ka socota diwangelinta Fasalada.
๐˜พ๐™ค๐™ช๐™ง๐™จ๐™š ๐™„๐™ฃ๐™›๐™ค๐™ง๐™ข๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ
Sacadaha la heli karo waa
Galab 4:00-6:00Am
Habeen 7:00-9:00Pm
Wixi warbixin dheeri ah nagala so Xirir +252619130729

25/03/2026

๐˜ฝ๐™–๐™˜๐™  ๐™ฉ๐™ค ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก
Dhamaan Ardada iyo walidinta waxan ogahinayna in Malinta Sabtida Tariikhdu ay ku begantahay 28/3/2026 iskuulka dib loo furi doono.

19/03/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—™๐—ถ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿณ
Ciid mubarak Dhamaan Umada Somaliyeed

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadii Ramadaan, hana inagu gallado nabad, caafimaad iyo horumar.
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ูˆุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
ุนูŠุฏ ูุทุฑ ู…ุจุงุฑูƒ



08/03/2026

๐‘ญ๐’‚๐’”๐’‚๐’™๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ 10๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’‚๐’๐’ƒ๐’† ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’Š๐’Š๐’…๐’‚
Ogeysiis ogeysiis dhaman Ardada walidinta iyo howl wadenada machadka ๐‘ฉ๐’‚๐’š ๐‘จ๐’„๐’„๐’๐’–๐’๐’•๐’‚๐’๐’„๐’š ๐‘ฐ๐’๐’”๐’•๐’Š๐’•๐’–๐’•๐’† waxan ogeysinayna in machadka uu galay fasax 10ka danbe ee ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง.
Ilaah naga aqbalo Cibadada.
Sido kale Machadka waxa dib loo furi dona 25/3/2026.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Baydhabo Janaay
Baydhabo
00000