Buluko Boss

Buluko Boss

Share

Thanks all
Waad mahadsantihiin dhamaan tiina Follow like ❤️🙏

27/08/2026

Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xil ka qaadis ku sameyey taliyiihii Ciidanka Birmadka isagoona Gaashanle Mustaf Ahmed Mohamed (Malaaq Guudow) u magacaabay taliyaha cusub Ciidanka Birmadka Dowladda Koonfur Galbeed.

27/08/2026

Captan u diyaarsan un uu dalkiisa u shaqeeyo

27/08/2026

Berdaale bayeed belad nabad ah allx allow nabada noo xooji

27/08/2026

Aawkaa qof reer berdaale ah ayaa yaqaano

27/08/2026

Rag soo wada jabey

27/08/2026

Waaweenka raga berdaale save ka dhigey

26/08/2026

Hogaamiyaha KGS Sheekh aadan maxamed nuur madoobe

26/08/2026
26/08/2026

Baryada shasheeye waxan ugu maarmi karna tacabka beeraheena

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Wdada 30 Ka
Baydhabo
252