02/08/2026
Maanta Xarunta Cilmi-baarista Beeraha iyo Dhirta ee AFREC – Station 1 ee Baidoa, Somalia waxaa booqasho ku yimid wafdi ka socday Mashruuca Rural Livelihoods Resilience Program (RLRP) oo ay maalgeliso Hay'adda IFAD.
Ujeeddada booqashadu waxay ahayd inay si toos ah u indha-indheeyaan howlaha cilmi-baarista iyo horumarinta beeraha ee AFREC ka waddo xarunta. Wafdigu waxay booqashada ku soo beegmeen xilli ay ka socoto goosashada dalagyo kala duwan ee tijaabooyinka lagu sameenaayay sida Sorghum, Pearl millet, Finger millet, Sesame, pigeon pea, Soybean, mung bean and Orange flash Sweet potatoes. iyadoo isla markaana qayb kale oo tijaabooyin ah dhowaan la beeray.
AFREC – Station 1 waa xarun si buuxda ugu qalabaysan kaabayaasha casriga ah ee cilmi baarisyada dalagyada Kala duwan waxayna isticmaashaa technologiyada waraab ee Nidaam dhibcaha tamarta cadceedda (Solar) Iyo Shabakad casri ah oo tubooyinka waraabka ah.
AFREC waxay sii waddaa dadaalladeeda ku aaddan horumarinta cilmi-baarista beeraha, soo saarista noocyo dalagyo tayo leh oo u adkaysan kara isbeddelka cimilada, iyo xoojinta sugnaanta cuntada Soomaaliya iyadoo la kaashanaysa hay'adaha caalamiga ee cilmi baarista.
............................................................
Today, the African Agricultural and Forestry Research Center (AFREC) – Station 1 in Baidoa, Somalia, welcomed a delegation from the Rural Livelihoods Resilience Program (RLRP), funded by the International Fund for Agricultural Development (IFAD).
The purpose of the visit was to directly observe the agricultural research and development activities being carried out by AFREC at the station. The delegation visited during the harvesting period of several research and demonstration trials, including sorghum, pearl millet, finger millet, sesame, pigeon pea, soybean, mung bean, and orange-fleshed sweet potato. At the same time, another section of the research station has recently been planted with new experimental trials.
AFREC – Station 1 is a fully equipped agricultural research facility with modern infrastructure for crop research. The station utilizes advanced irrigation technologies, including a solar-powered drip irrigation system and a modern irrigation pipeline network to support efficient and sustainable agricultural research.
AFREC remains committed to advancing agricultural research, developing high-quality and climate-resilient crop varieties, and strengthening food security in Somalia through collaboration with international agricultural research institutions.