31/01/2026
OGAYSIIS
Dhammaan Macallimiinta, waalidiinta iyo ardeyda Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Ceel Heji primary school Baidoa Somalia waxaa la ogeysiinayaa in Dugsiga dib u furmi doono beri oo Axad ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 01/02/2026.
MAHADSANIDIIN
07/01/2026
24/05/2025
03/02/2025