21/08/2026
Diiwaan gelinta iyo qaadashada ardada cusub sanad dugsiyeedka 2026/2027 ayaa ka socda Xafiiska Diiwaan gelinta Jaamacadda
Wixii faah faahin ah la xariir.
0619149704 ama 04367568
GSU is a non Profit higher Education Institution based in Baidoa City Southwest State of Somalia.
21/08/2026
Diiwaan gelinta iyo qaadashada ardada cusub sanad dugsiyeedka 2026/2027 ayaa ka socda Xafiiska Diiwaan gelinta Jaamacadda
Wixii faah faahin ah la xariir.
0619149704 ama 04367568
18/08/2026
16/08/2026
Dhamaan ardada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya (Magaalada Baydhabo) waxaan ku wargelineynaa in is qorista iyo qaadashada ardada cusub ay si rasmi ah u bilaabatey.
Booqo xafiiska diiwaan gelinta ardada Xaruunta Jaamacadda oo ku taala kasoo horjeedka .
Jaamacada waxay bixineysaa tiro kooban ah.
Ka faaideysi wacan.
15/08/2026
Dhamaan ardada Soomaaliyeed ee ku guuleystey ka gudbey imtixaanka fasalka 12aad (Form 4ka) sanadka 2025/2026 Hambalyo..
si gaar ah 10ka ardey ugu sareysan waxaan lee nahay Hambalyo..
waxaan idin rajeyneynaa dhamaan guul iyo towfiiq mustaqbal ifaaya qurux badan.
15/08/2026
Tababar la xariira barashada xirfadaha aas aasiga caafimaad ka ayaa lagu qaban doonaa Laabka Caafimaadka ee Jaamacadda
Bilabashada
Maalmaha
Waqtiga .
Mudada socoshada .
Shahaado
Ugaar ah
Tirada.
Ka faaideysi wacan.
14/08/2026
13/08/2026
Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa oo kaalinta 3aad u galey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Congratulations π π π
13/08/2026
Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa oo kaalinta 2aad u galey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Congratulations π π π
13/08/2026
Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa oo kaalinta 1aad u gashey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Congratulations π π π
12/08/2026
Dhamaan ardada Jaamacadda GSU Waxaan ku war gelineynaa in ay diyaar tahay natiijade Semesterka 2aad ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |