Horseed International University-Baydhabo Campus

Horseed International University-Baydhabo Campus

Share

HIU IS ONE OF THE LEADING UNIVERSITES IN SOMALIA

25/08/2026

๐ŸŽ“ ๐ƒ๐„๐„๐ ๐–๐€๐—๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐Ž โ€“ ๐‰๐€๐€๐Œ๐€๐‚๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‚๐€๐€๐‹๐€๐Œ๐ˆ๐†๐€ ๐‡๐Ž๐‘๐’๐„๐„๐ƒ
Ma doonaysaa inaad hesho fursad waxbarasho oo tayo leh? ๐ŸŽ“โœจ
๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฌ๐ž๐ž๐ waxay kuu soo bandhigaysaa fursad Deeq Waxbarasho oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay sii wataan waxbarashada heerka Jaamacadeed.
๐Ÿ“š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š (๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ) ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š ๐›๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ฒ๐š๐๐š:
๐Ÿ”น Bachelor of Public Administration
๐Ÿ”น Bachelor of Social Work
๐Ÿ”น Bachelor of Political Science and International Relations
๐Ÿ”น Bachelor of Development Studies
๐Ÿ“ข ๐€๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง-๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐ฐ๐š๐š ๐…๐”๐‘๐€๐ ๐˜๐€๐‡๐€๐˜!

Photos from Horseed International University-Baydhabo Campus's post 20/08/2026

# # # Maalintii 1-aad oo Guul ku Dhammaatay ๐ŸŽฅ๐Ÿ“ฑ

Waxa si guul leh noogu qabsoomay maalintii koowaad ee Tababarka Mobile Content Creation, oo ay si wadajir ah u qabanayaan Somax Academy iyo Jaamacadda Horseed โ€“ Faraceeda Baydhabo.

Tababarkan oo loogu talagalay dhalinyarada reer Baydhabo, ayaa maalintii koowaad ka qaybgalayaashu ka heleen aqoon iyo xirfado muhiim ah oo ku saabsan sida smartphone-ka loogu abuuro content tayo leh oo xirfadeysan.

Waxaa farxad weyn noo ah ka-qaybgalka iyo dadaalka ay muujiyeen dhalinyaradu, waxaana rajaynaynaa in maalmaha soo socda ay sii kordhiyaan aqoontooda iyo xirfaddooda. ๐ŸŽฌโœจ

Somax Academy ๐Ÿค Jaamacadda Horseed
*Dhalinyarada maanta โ†’ Xirfadlayaasha berri.*

16/08/2026

Hambalyo Ardayda Dugsiga Sare.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda dugsiga sare ee maanta natiijadooda la soo saaray. ๐ŸŽ“๐Ÿ‘
Jaamacadda waxey kulla dhiiro gelin iyo hambalyo uqabatay dhamman kaabo galaasyada.
Waxaan idiin leenahay guusha aad gaarteen waa mid ka dhalatay dadaal, sabir iyo shaqo adag. Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa kuwa guuleystay.
Ilaahay ha idiin fududeeyo tallaabada xigta, hana idinka dhigo kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca. Hambalyo dhammaantiin! ๐ŸŽ‰๐ŸŽ“

15/08/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO ๐ŸŽ“

Jaamacadda Caalamiga ee Horseed, Xarunta Baydhabo, waxay hambalyo ballaaran iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ku guuleystay Imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare, sanad dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Gaar ahaan, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda ku nool magaalada Baydhabo, kuwaas oo dadaal iyo juhdi badan ku bixiyay waxbarashadooda.

Maamulka Jaamacadda Horseed, Faraceeda Baydhabo, wuxuu farxadda iyo guusha la wadaagayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta, waxaana idiin rajaynaynaa guulo waaweyn iyo mustaqbal ifaya. ๐ŸŒŸ

Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 12-aad! ๐ŸŽ“๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Horseed International University-Baydhabo Campus's post 15/08/2026

Hambalyo Ardayda Dugsiga Sare.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda dugsiga sare ee maanta natiijadooda la soo saaray. ๐ŸŽ“๐Ÿ‘

Jaamacadda waxey kulla dhiiro gelin iyo hambalyo uqabatay dhamman kaabo galaasyada.
Waxaan idiin leenahay guusha aad gaarteen waa mid ka dhalatay dadaal, sabir iyo shaqo adag. Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa kuwa guuleystay.

Ilaahay ha idiin fududeeyo tallaabada xigta, hana idinka dhigo kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca. Hambalyo dhammaantiin! ๐ŸŽ‰๐ŸŽ“

13/08/2026

๐ŸŽ“ KU SOO DHAWOOW JAAMACADDA HORSEED โ€“ FARACA BAYDHABO! ๐ŸŽ“

Dhammaan ardayda ku nool magaalada Baydhabo, gaar ahaan ardayda sanadkan ka qalin-jebisay dugsiyada sare, waxaan si kal iyo laab ah idiinku soo dhaweynaynaa Jaamacadda Horseed โ€“ Faraca Baydhabo. ๐Ÿค๐ŸŽ“

Waxaan idinku soo dhaweynaynaa gacmo furan, si aad uga mid noqotaan ardayda cusub ee aan sanadkan qaadaneyno.

โœจ Mustaqbalkaaga maanta bilow!
๐Ÿ“š Kaalay oo is-diiwaangeli!
๐Ÿซ Ama nagu soo booqo xarunteenna oo ku taalla Isgoyska Samafoon, Baydhabo.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
613255558 | 613255559 | 618545854
โ˜Ž๏ธ Lambarka gaaban: 388

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Isgooska Samafon Kasoo Horjeedka ICRC
Baydhabo