Ummah Polyclinic Center

Ummah Polyclinic Center

Share

Ummah Polyclinic Center is a medical centers the provides medical drugs and advanced laboratory

29/07/2025

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Munaasabada Maalinta Cagaarshowga awgeed Xarunta ummah Polyclinic Center waxay bixineysa baaritaan lacag la'aan ah horey ugaar xarunteeda Xaafada Ideedy, Baydhabo somalia

29/07/2025

28-ka July waa Maalin loo asteeyaya in la is xasuusiyo khataraha cudurka iyo in la isku baraarujiyo sidii looga hortagi lahaa. Cagaarshowgu waa dilaa si qarsoodi ah u waxyeelleeya beerka, wuxuuna ku dhici karaa carruurta iyo dadka waaweynba

Ummah Polyclinic Center wuxuu diyaar kuula yahay baaritaanka cudurka, talaalka cagaarshowga iyo tallo caafimaad oo la isku halleyn karo.
πŸ“ž 0614508989
πŸ“ Xaafada Ideedy, Baydhabo Somalia

01/04/2025

Dhamaan macaamisha sharafta leh, Xarunta Ummah Polyclinic Center waxay idin keentey talaalka Cagaarshowga ee HEPATATIS B Vaccine. Fadlan qaado talaalka cagaarshowga familkagana ka talaal cudurka dilaaga ee Cagaarshowga

22/03/2025

Shuruudaha Su'aasha:
1. Si Sax ah uga jawaab Su'aasha
2. Sharegarey Postiga
3. Likegaree Pageka shirkada
4. Jawaabtada waa in ay ahaata mid qeexan oo Soomaali ku qoran - Termonologyga English wuu noqon karaa
Guuleystaha waxaa uu noqonayaa qofka ugu horeeya ee buuxiya shuruudaha kor ku xusan

22/03/2025

Hambalyo! Xabiib Axmed waa qofki ugu horeeyay ee si sax ah uga Jawaabay Su'aasha, Shuruudahanna buuxiyey.
Asxaabta kale Ee Soo qoray Jawaabta, waa uga mahad celineynaa iyagana Isku daygooda.

15/03/2025

Shuruudaha Su'aasha:
1. Si Sax ah uga jawaab Su'aasha
2. Sharegarey Postiga
3. Likegaree Pageka shirkada
4. Jawaabtada waa in ay ahaata mid qeexan oo Soomaali ku qoran - Termonologyga English wuu noqon karaa

Guuleystaha waxaa uu noqonayaa qofka ugu horeeya ee buuxiya shuruudaha kor ku xusan

11/03/2025

Ogeysiis
Suaalaha bisha Barakeysan waxay la xiriiraan Caafimaadka waxaan soo dhigeyna isbuucii 3 jeer Sabti-talado-khamiis
9:00 habeenkii

10/03/2025

Ramadan Mubaarak
Waxaa bilaabeyna Barnaamijkii su'aalaha bisha barakeysan ee Ramadan la soco boggeena si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee ka jawaaba su'aalaha kuna guuleyso abaaalmarin

Diyaar ma u tahayπŸ‘

01/03/2025

Maamulka iyo howlwadeenada Ummah Polyclinic waxay bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan bilashada bisha barakeysan ee Ramadan, waxaan idin rajeynaynaa caafimaad, nabad iyo kheyr inta lagu jiro bishan barakeysan.

26/02/2025

Hambalyo hambalyo BaaySom Football Club Waxaan idinkugu hambalyeyneyna guusha aad gaarteen champions super league koonfur galbeed 🎊 🐐 πŸ†

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Main Road
Baydhabo

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00