15/05/2026
Cajiib ahaa qur,aanka !
Waxaa soo dejiyeyy malakul jibriil, wuxuu noqdeyy malaa'ikta kan ugu kheyrka badn .
Waxaa lagu soo dejiyeyyy nabi mahamed (NNKH), wuxuu noqdeyy kan ugu kheyrka badn dadka.
Waxaa lagu soo dejiyeyy umadda nabi muxamed ,waxay noqdeen ummada ugu kheyrka badn.
Waxaa la soo dejiyeyy bisha ramadaan,waxa ay noqoteyy bisha tan ugu kheyrka badn.
Wuxuu soo degeyy habeenka leylatul qadriga, waxay thy mid ka kheyr badn 1000 bilod.❤️🩹
Kawarn haduu qalbigaaga d**o qur,aanka sidee buu xallkaga noqonayaa
اللهم اجعلنا من اهل القرآن الذين هم اهلك وخاصتك🤲💗