waxbarasho Tayeysan ugu imaaw ACC
Access Commercial College
ACC College was created to expand the access of higher education providing diverse programs in different colleges. Established 7th sept.2017 in Baidoa,SWS.
Hoyga Waxbarasho Hogaanka Tacliinta Access Commercial College
11/10/2018
Learn in Access Commercial college
Wa ardey ka faiideysatey tababar xirfaded oo IT ah gordhow naga filo wax cusub.
07/10/2018
Arbacada soo socota oo ku aadan 10/10/2018 insha Allah waxaan qaban doona Workshop Free ah oo socondoona 1 maalin oo ku saabsan VIDEO EDITING AND PHOTOSHOP. waxaan ku qaban doona ama goobta aan ku qaban doona waa Schoolka ACCESS COMMERCIAL COLLEGE oo ku yaalla magaalada BAYDHABO.
Cid Alaale Cidii daneyneysa inay ka faa'ideeysato waan soo dhaweyneynaa.
Mahadsanidiin
waxaad nagala soo xiriiri kartaan TEL: 0613362777/0615375384
AMA Email: [email protected]
ACCESS COMMERCIAL COLLEGE (ACC)
Waa ustaad Hassan iyo Dr. Abti You oo bixinaya Practical ardada Caafimaadka barato ee qeybta General Health...
Waxaan ogeysiinaynaa ardada daneyneyso Machadka inay nagal soo xiriir nambarkan 0612445571 iyo xafiiska ACCESS ee xarutii h**e BECO Baidoa.
Duruus Tayeysan Macalimiin Maankaaga Dhisaayo kugu diyaar ah Access Commercial College iyo Courses Tayada Aqoonta ko uqaadaya Ha ky Dhawaada Access Commercial College
21/09/2018
ACCESS COMMERCIAL COLLEGE (ACC)
Waa ardada wax ka barato Machadka ACCESS Kuleejka CAAFIMAADKA takhasuska General Health iyo Maamule Nor Mayow iyo Ustaad Dr. Yusuf Abdi Hassan (Abtiyaa)..
Welcome to ACC Baidoa, Somalia (Ex-Xaruuntii H**e ee BECO)
CALL US: ACC OFFICE # 0612445571
20/09/2018
ACCESS COMMERCIAL COLLEGE
Waa ardada Wax ka barato Access Commercial College, Koleejka Caafimaad oo Baraatik usocoto.
Baidoa, Somalia
Welcome to Access Commercial College (ACC)
Access Commercial College is ready to eventually change your dreams into a fiction to Access the world.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Baydhabo
Opening Hours
| Monday | 00:00 - 23:59 |
| Tuesday | 00:00 - 23:59 |
| Wednesday | 00:00 - 23:59 |
| Thursday | 00:00 - 23:59 |
| Friday | 00:00 - 23:59 |
| Saturday | 00:00 - 23:59 |
| Sunday | 00:00 - 23:59 |