Diinsoor Deegaan Barwaaqo.
Hussein Takow
HWww.com
KGS. 👇
5,158 Ardey ayaa 22 Xaruumood kugalaya imtixaan ka oo Sanad kii 10aad ay Qaadeyso Dowlada.
22/06/2024
Laascanood iyo Saaka Farxada iyo quruxda ka muuqata ardayda Imtixaanka Dugsiga sare galeysa.
Saaka iyo maalma h**e u kala wacan rer laascanood.
Waxaa jira hab aad u dhaqmi karto oo kaa dhigi doonaa inaad jecelaato salaada oo aad noqoto mid khushuuca oo joogteeya salaadda, waayo waa shidaalka naftaada ka dhigaya qof niyad wanaagsan oo dareemaya deganaan insha Allaah.
1- Qaado mabda'a ah in salaaddaadu aanay ahayn wax ku qasbantahay, oo aad tiraahdo waa iska bixinayaa, balse waxaa ogaataa inay tahay kulan qiimo leh oo Rabbigaaga la yeelaneeso salaad kasta(shan daqiiqo).
2- Isku diyaari sidii adigoo la kulmaya qof aad aad u jeceshahay, waa in socodkaaga laga dareemaa sida isku jeegareenayso in arrin muhiim kuu ah u socoto. Haddii uu qof ku weydiiyo halka u socoto? dheh waxaa kulan la leeyahay Alle si farxad leh, waxaa gudahaaga u gudbay dareen xiiso leh. Maqalka adinkana waa Alle oo kuu yeeray😊.
3- Hadda awoodo gurigaaga ka sameyso dhinac lagu tukado, oo dumarka xataa ay goobtaas sii dhigan karaan dhar u gaar ah salaada, markasta oo goobtaas ishaadu ku dhacdo waxaa xasuusanaysaa salaada.
4- Marka ugu horraysa ee aad gacanta kor u taagto oo aad tiraahdo (الله أكبر) u dhoola caddee oo muuji in Alle u hiloobayso, haddaba wax kale kugu soo dhaco oo arrin adduun ah ogow in (الله أكبر) ay tahay Ilaah baa weyn wax kasta ka wayn, ee xilligaas iska ilow adduunka oo dhan dhibkiisa iyo welwelkiisa, waayo waxaa la joogtaa Alle wax kasta suuragaliya.
5-U akhri aayahada suuradda Al-Faatixa si cad oo aad u fahansan tahay macnaheeda, faruurahaagana waa in ay nuuxnuuxsadaa, ha boobsiin ee hakad samee si adiga oo maqalaya jawaabta Eebahaa ee aayad kasta.Khushuucda salaadda waxaa ka mid ah in aadan dhaqaaqin ama aadan fiirin hareerahaaga.
- Waxaa kale oo khushuucaaga kaa burinayn markaad salaadda ku jirto haddii aad ka fikirto wax Eebbe raalli ka yahay, sida la soo wariyey in Khaliifa Cumar bin Al-Khattaab markuu hayay khilaafadda uu salaada ku dhex fakaray asaga oo ciidmada kala hagaya, waayo salaada kadib ayuu hogaaminayay jayshka. Waxa kusoo aroortay Saxiix Al-Bukhaari.
- Waxaa kale oo dhici karta in niyadda wax aanad xakamayn karin, sida qof imtixaan galaya ama hooyo ka welwelaysa ilmaheeda yar, ee waxaa nalaga rabaa dadaal iyo in aan u fiirsano markasta Allaahu Akbar dhahno in wax kasta naga mashquulinaya khusuuca Alle uu awoodo in uu xal u keeno, oo ka weenyahay oo dib ugu soo noqono fahanka aayadaha aan Alle ku hor aqrinayno.
6- Marka aad si quman u rukuucdo oo tiraahdo, “سمع الله لمن حمده “ ee macnaheedu tahay “ Ilaahay wuu maqlayaa kuwa ku mahadiya” ugu mahad naq Alle qaabkaa awoodo, waxaadna oran kartaa:
الحمدلله على كل النعم الذي انعمت علي" … "الحمدلله حمدًا طيبًا مباركًا كما ينبغي لجلال وجهك ولعظيم سلطانك ".
7- Markaad gaarto sujuudda waxaad xasuusataa in addoonku Rabbigiis ugu dhow yahay marka uu sujuudsan yahay, markaad tasbiixda dhameesato, bilow inaad Alle u sheegto waxa qalbigaaga ku jira, adigoo ku leh, “Rabbiyow, waan ku jeclahay, Rabbiyow waan lumay ee jidka toosan igu hanuuni, Rabbiyow waa haba waxii adiga markaa uga baahantahay Alle”. Alle la hadal oo hadal, Alle waa kaa yaqaan xaaladdaada, laakiin wuxuu jecel yahay inuu ku maqlo.
8- Niyada waa in aad ku haysaa awoodda Alle si kasta oo Alle u barido wuu fahmi doonaa waxaad rabto inaad tiraahdo, dhibkaagu siduu doono ha u weynaado ama u adkaado, marka aad dhammayso salaaddaada waxaad dareemi doontaa raaxo aan caadi ahayn, waadna dhoola cadeyn doontaa sababtoo ah waxaad u dhiibtay arrimahaaga xagga Rabbigaaga. “لانك سلمت امرك لرب العباد”.
9- Markaad dhameysato salaada salaantaada ha noqoto mid degan gacalnimo leh, oo gudbinaysa dareen ah “waan ku xiisi doonaa Rabbiyow, iyo inaan kula hadlo. Rabbiyow, salaadda xigta ha timaado si aan u soo noqdo oo aan mar kale kula kulmo, weli waxaa qalbigayga ku jira erayo badan oo aan doonayo inaan kuu sheego”.
10- Salaada kadib waxaa dareemi doonta raaxo dhan nafsadayd iyo dhan jirba, biyaha kaliye ee aad ku weesaysatay raaxo ku dareensiinaya, xilliga salaada jirkaagi sidii mashiinka u shaqeenayay ayaa nasiino yar ka galay adduunki, culayskii ku hayay ayaa Alle u sheegatay, jirkaagi ayaa sifiican wareegu dhiigu u shaqeeynayaa.
War waxuu isugu dhammaaday salaada waa mid qofka dantiisa ku jirta oo Allahii ina abuuray naga ogyahay naftaan waxa u roon. Ilaahay aniga iyo idinkaba ha ina waafajiyo khushuuc xagga salaadda, waxaa Alle ku sheegay liibaan.
بقوله: ( قَدْ أَفْلَحَ الْمُؤْمِنُونَ )( الَّذِينَ هُمْ فِي صَلاتِهِمْ خَاشِعُونَ )
Ha lumin rajada laakiin dadaal.
ربنا يرزقنا وإياكم الثبات والخشوع في الصلاة💙
Jimce wanaagsan 😊🤚🏼🌹.
Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Ali Mahamed Aadam, Cige Cige
11/05/2024
Kaalmo Youth Development Organization-KAYDO
10/05/2024
Hambalyo Meher Wacan 💍
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
Waxaan Hambalyo iyo duco uga dirayaa sxp+walal Mohamud Siraji Kerow walal agu iyo Dumashi oo meherkooda ka dhacey magalada Baidoa , rabi ha isku kiin barakeeyo ubad qeyr qaba rabi ha idin siiyo.
09/05/2024
Kaalmo Youth Development Organization-KAYDO
Godoomiyaha Ururka Hormarinta dhalinyerada Kaalmo
Hussein H. Taakow
Ayaa uga mahad-celiyey Shahaado sharafta ay u abaal-mariyeen shaqadii adkeed ee bulshada u qabteen ee ahed afurinta dadka tabaaleysan oo danyerta ah ku nool kaamamka duleedka magaalada baydhabo.
Guud ahaan team-ka Kaalmo Youth Development Organization-KAYDO annago isku duuban waxaan idin Leenahay waa mahadsan tihiin dhiiragelinta aad nagu dhiirageliseen shaqada aan u hayno bulshadeena somaaliyeed.
Waxaan si guud iyo si gaar ah-ba ugu mahad-celineynaa dhamaan team-ka iyo madaxda Ururka shaqaalaha kgs Somalia.
Southwest Somali Association of social Work.
KAYDO ORGANIZATION.
What's up number+252619882359 /+252629882359
[email protected] [email protected]
HAMBALYO MAALINTA SHAQAALAHA!
Maalinta shaqaalaha adduunka waa munaasabad sare loogu qaadayo wacyiga dadka ee ku aaddan shaqaalaha caalamka.
Halka dunida inteeda badan xuquuqda shaqaalaha ay dhowrsan tahay sida xuquuqaha kale ee asaasiga ah, shaqaalaha Soomaaliyeed waxay wajahaan dhibaato iyo xad gudubyo ay ku samraan maaddaama aysan jirin meel ay uga dacwoodaan ama haddiiba ay dacwoodaan xitaa aan wax laga qaban.
Inshaa allaah, waxaa la gaari doonaa maalin muwaaddin walba ee Soomaaliyeed uu helo xaqiisa iyadoo aan loogu mana sheeganeyn in wax la tarey isla markaana aan loogu hanjabeyn in wax loo dhimi doono.
28/04/2024
REER Arsenal rajadooda maxuma maanta.
26/04/2024
THE 3 TYPES OF PEOPLE IN YOUR LIFE.. ✍️😃
1. The Leaf people
2. The Branch people
3. The Root people
LEAF PEOPLE:
These are people who come into your life just for a season. You can't depend on them because they are weak. They only come to take what they want, but if the wind comes they will leave.
You need to be careful of these people because they love you when things are okay, but when the wind comes they will leave you 🥺
BRANCH PEOPLE:
They are strong, but you need to be careful with them too. They break away when life becomes tough and they can't handle too much weight. They may stay with you in some seasons, but they will go when it becomes harder 😢
ROOT PEOPLE: These people are very important because they don't do things to be seen. They are supportive even if you go through a difficult time they will water you and they are not moved by your position they just love you like that ...
It's not all people you meet or are your friends, that will stay with you.
Only the root type of people will stay no matter the season 👏
Click here to claim your Sponsored Listing.