10/01/2026
Sawiro:Q2aad
maanta oo ay taarikhdu ahyd 10.01.2026 waxaa si rasmi ah ugu bilowdey imtixaanka mid-teramka ee iskuulka Mustaqbal integrated primary And Secondary school in Baidoa
We Stand for the Care and Support of People with special Needs.
10/01/2026
Sawiro:Q2aad
maanta oo ay taarikhdu ahyd 10.01.2026 waxaa si rasmi ah ugu bilowdey imtixaanka mid-teramka ee iskuulka Mustaqbal integrated primary And Secondary school in Baidoa
10/01/2026
Sawiro:Q1aad
maanta oo ay taarikhdu ahyd 10.01.2026 waxaa si rasmi ah ugu bilowdey imtixaanka mid-teramka ee iskuulka Mustaqbal integrated primary And Secondary school in Baidoa
09/01/2026
๐ฟ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐
๐ Mustaqbal integrated primary And Secondary school in Baidoa ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐abandoned ๐
๐๐๐๐ Maalinta bari ah 01/10/2026 ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐๐ 1๐๐๐
(๐ด๐๐
๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐๐) ๐บ.๐ซ 2025/2026.
๐ฎ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐๐๐๐, ๐ต๐๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐.
24/12/2025
๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐ซ๐จ: Waxaa si habsami leh u socda ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ "aqoon &akhlaaq" ee iskuulka Mustaqbal integrated primary And Secondary school in Baidoa
Maanta oo Arbaco Tr 24th/December 2025 ๐
waxaa tartan xiiso leh dhexmaray fasallada 5แตแตแต [A] iyo Fasalka 4aad . Labada fasal ayaa soo bandhigay aqoontooda iyagoo sidoo kale aad u dhowray nidaamka tartanka. Tartan adag ka dib, waxaa ugu dambayn guulaystay Fasalka 4aad
Hambaliyo fasalka 4aad
23/12/2025
Tartan Aqooneedka ayaa maalinta beri ku madalsan labada fasal ee kala ah iyo labadan fasal ayaa maalinta beri laga filayaa in ay soo bandhigaan tartan xiise badan oo aad u qurux badan hadii Alle idmo.
โ Fasalke guusha u rajeynaysaa
Waxbarta aan barwaaqa gaarne
Mustaqbal integrated primary And Secondary school in Baidoa
22/12/2025
Hampaliyo da'yarta Fasalka 5aad A
21/12/2025
ISKU AADKA LUGTA LABAAD AMA WAREEGA LABAAD EE GROUPYADA
21/12/2025
Full time hampaliyo fasalka 5aad
17/12/2025
17/12/2025
Galabta waxaa xaruunta dugsiga ku cayaaray laba koox oo kamid ah kooxaha da'yarta iskuulka waxaana guusha raacday da yarta fasalka 7aad
10/12/2025
Tartan Aqooneedka aqoon iyo akhlaag ee dugsiga Mustaqbal integrated primary And Secondary school in Baidoa