Skylight Modern College

Skylight Modern College

Share

Skylight Modern College is the education platform

29/05/2026

kubada waa is dhex galka bulshada

Photos from Skylight Modern College's post 22/05/2026

Coming Soon.
Batch 4 .

18/05/2026

Waxaa maanta ciyaar xiiso leh ku dhexmartay qaybaha English department VS Health department .

Ciyaartu waxay ku dhacday jawi wanaagsan oo ay ka muuqatay tartan, wadajir, iyo isdhexgal ardayeed.
“Sports build unity, respect, and friendship.” ⚽🏆

Photos from Skylight Modern College's post 17/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah in aan si rasmi ah u daahfurno tartanka ciyaaraha ee ay qabanqaabiyey Skylight Modern College, kaas oo loogu talagalay dhiirrigelinta isdhexgalka, caafimaadka, iyo tayeynta hibada dhalinyarada.
Skylight Modern College waxay mar walba ka shaqeysaa horumarinta aqoonta iyo kobcinta tayada ardayda, sidoo kalena waxay muhiimad gaar ah siisaa ciyaaraha iyo dhaqanka wanaagsan ee bulshada.
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan kooxaha ka qeybgalaya tartanka guul, anshax wanaagsan, iyo tartan xalaal ah.
“Ciyaartu waa caafimaad, midnimo, iyo horumar.”
Skylight Modern College waa hoyga aqoonta iyo xirfadaha.
Welcome to Skylight Modern College.

30/03/2026

✨️ Admission waa furan yahay!
Ku soo biir Skylight Modern College – Baidoa oo baro culuumta caafimaadka iyo xirfado mustaqbalkaaga dhisaya.
📍 Baidoa – Somalia
📚 Quality Education
🩺 Health Programs
Apply Now – Limited Seats Available

06/02/2026

Jummah mubarak

05/02/2026

Alle ayaa mahad u sugnaatey,
Ardada caafimad ka barata ee machadka skylight modern collage oo maanta u soo gebi gebobey final Exam kodii.

19/01/2026

Graphic design $8❌️ 0$ si free ah ku baro.
Mudo gaaban ku noqo graphic designer oo farta ka xiran, adigoo wax lacag ah na lagaa rabin, hormari xirfadada si ula jaanqaado caalamka casriga ah.
Fursadu waa 15 maalin oo keliya ka faaideyso intan laga buuxinin.
.

16/01/2026

Jumo mubarak All Muslims ☪️ ✨
Aan ku salino xabiibkena mohamed (s.w.c ♡️)

13/01/2026

Maalmo yaraa ka harsan, maalinta sabtiga si official ah u bilaaban dona I.a .

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Thirty Street
Baydhabo