Baidoa technical secondary school

Baidoa technical secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baidoa technical secondary school, Education, Baydhabo.

Waxaa si habsami leh Nooga socdaDiiwaan gelinta scholarship ka ardada cusub Sanad dugsiyeed ka cusub 2026-2027Fasalada k...
19/09/2026

Waxaa si habsami leh
Nooga socda
Diiwaan gelinta scholarship ka ardada cusub
Sanad dugsiyeed ka cusub 2026-2027
Fasalada kala ah
iyo
Date lineka 25/9/2026
inta lagaa buuxin horey ugaara
Wixi faahfaahin ah
61 8589697

Waxaa si habsami leh nooga socdaaDiiwan  gelinta ardada cusub ee scholarship kaDateline 25--9-2026 I.a
14/09/2026

Waxaa si habsami leh nooga socdaa
Diiwan gelinta ardada cusub ee scholarship ka
Dateline 25--9-2026 I.a

11/09/2026

OGEYSIIS DEEQ WAXBARASHO

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay bulshada ku wargelinaysaa inay bixinayso fursad deeq waxbarasho oo ku saabsan waxbarashada farsamada gacanta (Technical and Vocational Education), sannad-dugsiyeedka 2026–2027.

Deeqdan waxbarasho waxaa lagu bixinayaa Baydhabo Technical Secondary School, waxaana waxbarashadu socon doontaa muddo afar (4) sano ah, iyadoo loo kala qaybiyey heerar kala duwan. Heer kasta waxaa la baran doonaa muddo hal sano ah.

Dugsiga waxaa ka hawlgala macallimiin aqoon iyo khibrad durugsan u leh xirfadaha kala duwan ee ardayda la bari doono. Sidoo kale, macallimiintu waxay leeyihiin tababar macallinnimo oo dhammaystiran, taas oo ardayda u sahlaysa inay helaan waxbarasho tayo leh iyo tababar xirfadeed oo ku salaysan baahida suuqa shaqada.

Fursaddan waxay ardayda siinaysaa aqoon iyo xirfado ay uga faa’iidaysan karaan fursadaha shaqo iyo iskaa-u-shaqaysiga ee ka jira suuqa shaqada.

Fadlan isku diiwaangeli fursaddan adigoo isticmaalaya linkiga hoose:

https://drive.google.com/file/d/14cVa3cxNg2o9emNxetiiuntIb4GcbqSo/view?usp=sharing

———
"DHAMMAAD"
Wixii Faafaahin ah kala xariir Xafiiska Warfaafinta iyo
Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo taclinta sare ee DKGS.
Abdimalik Mohamed

OGEYSIIS DEEQ WAXBARASHOWasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay...
08/09/2026

OGEYSIIS DEEQ WAXBARASHO

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay bulshada ku wargelinaysaa inay bixinayso fursad deeq waxbarasho oo ku saabsan waxbarashada farsamada gacanta (Technical and Vocational Education), sannad-dugsiyeedka 2026–2027.

Deeqdan waxbarasho waxaa lagu bixinayaa Baydhabo Technical Secondary School, waxaana waxbarashadu socon doontaa muddo afar (4) sano ah, iyadoo loo kala qaybiyey heerar kala duwan. Heer kasta waxaa la baran doonaa muddo hal sano ah.

Dugsiga waxaa ka hawlgala macallimiin aqoon iyo khibrad durugsan u leh xirfadaha kala duwan ee ardayda la bari doono. Sidoo kale, macallimiintu waxay leeyihiin tababar macallinnimo oo dhammaystiran, taas oo ardayda u sahlaysa inay helaan waxbarasho tayo leh iyo tababar xirfadeed oo ku salaysan baahida suuqa shaqada.

Fursaddan waxay ardayda siinaysaa aqoon iyo xirfado ay uga faa’iidaysan karaan fursadaha shaqo iyo iskaa-u-shaqaysiga ee ka jira suuqa shaqada.

Fadlan isku diiwaangeli fursaddan adigoo isticmaalaya linkiga hoose:

https://drive.google.com/file/d/14cVa3cxNg2o9emNxetiiuntIb4GcbqSo/view?usp=sharing

———
"DHAMMAAD"
Wixii Faafaahin ah kala xariir Xafiiska Warfaafinta iyo
Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo taclinta sare ee DKGS.
Abdimalik Mohamed

Baidoa Technical secondary school
07/09/2026

Baidoa Technical secondary school

Wargelin muhiim ah Dhammaan ardada  'iyo waalidiinta         Waxaa lagu wargelinayaa In uu Dib ufurmi doonoMaalin sabti ...
04/09/2026

Wargelin muhiim ah
Dhammaan ardada 'iyo waalidiinta

Waxaa lagu wargelinayaa
In uu Dib ufurmi doono
Maalin sabti ah
2026
Sanad dugsiyeed ka cusub 2026-2027
Hala ilaaliyo wagtiga imaanshada
Mahadsanidiin

01/09/2026

Ogeysiis Ogeysiis dhamaan ardada
Ka Soo qalanbedelatay dugsiga Dhexe
Waxaa lagu wargelinayaa in ay diiwan gelinta furantahay ardada qaadan doono
Fasalka 9aad
Fasalka 10aad
29/8/2026
Dugsiga sare ee farsamada gacanta Baydhabo
Waa free lacag la.aan
Horey ugaara in ta lagaa buuxin

Maamulaha Baidoa Technical secondary school Ayaa ka qeyb  galay Xaflad qalan bedelashada dufcadii 1aadMachadka ka Hobby ...
27/08/2026

Maamulaha
Baidoa Technical secondary school
Ayaa ka qeyb galay
Xaflad qalan bedelashada dufcadii 1aad
Machadka ka Hobby institute of language health science

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa technical secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category