Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay

Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay, 30 Street, Baydhabo.

10/06/2026

Hambaliyo hambaliyo waxan halkan hambaliyo diiran ugu dirayaa gadomiyaha iyo ku xigeen cusub Ee Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay pss

Photos from Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay's post 09/06/2026

Hoolka dooroshadii gudoonka cusub iyo ku xigeen Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay

Photos from Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay's post 09/06/2026

Again

Photos from Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay's post 08/06/2026

Maanta oo Taariikhdu aheed 8/6/2026 waxaa munaasabad sugootin ah loo sameey gudigii ka dhisnaa iskuulka oo dhisnaa mudadii 3dii sano u danbeysey uguna weynaa gudoomiya Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay mohamed Ali Ibrahim iyo kooxdiisa kuwas oo maanta lagu maamusaayey maamul wanagooda ,dalaalkoda howlkarnimadoda ,kartidooda, daacadnimadooda iyo kaalintii ay ka qaateen hormarinta iskuulka baydhowy jinaay primary and secondary school
Sidoo kle waxaa si buxda ugu mahadceliyey maamulka iskuulka Ustaad C/rahman Hassan Mahmoud Asigo markasi fariin adagna u direy Ardada kale iney ku deysadan hab maamulkodii wanagsanaa

13/04/2026

Dardaarankii uu u jeediyey Ardeyda iskuulka gadoomiyaha Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay Mohamed Ali Ibrahim

12/04/2026

Xaqiiq gabey qalbiga taabanayo kuna saabsan hooyo mcn iyo Aabe mcn oo soo jeedisey Qamar Ali Ibrahim
Dhameyso muuqalka

12/04/2026

Dhaabuurki fasalka form four ee ku saabsana u baari ahaanshaha waalidiinta

Photos from Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay's post 25/12/2025

Waxa sharaf ah inaan gudoonsiino shahaado sharaf Ardadii dhameysey iskuulka ahayena xubno ka tirsan Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay taaso lagu maamusaayey dadaalkii dacadnimadii iyo kaalintii Ay ka qaten hormarinta iskuulka kuwaas oo kala ahaa Mohamed Abdullahi Aadan iyo Yasmin Abdullahi Ali , sidoo kale mahadcelin diiran Ayaan hawada u marineynaa dhaman dadkii h**ey ugu soo shaqeeyey iskuulka gudigii h**e iyo kuwii kasii h**eeyeyba.
Anigoo ah gadoomiyaha Ardada Mohamed Ali Ibrahim iyo dhamaan family B.J.S waxan idin leenahay mahadsanidiin

19/12/2025

Part time students

Photos from Midowga ardeyda iskuulka baydhowy jinaay's post 10/12/2025

Maanta oo Taarikhdu aheed 10/Dec/2025 AyĆ a waxaa Noo dah furmey ciyaarihii Sanad walba Aan qaban jirney waxaana kulankii ugu h**eeyey lahaa labada fasal oo kala ah fasalka 12aad iyo fasalka 9aadc waxaana meesha guusha ku racdey fasalka 12aad kuna dhamaatey 5 iyo 3

By gadoomiye Mohamed Ali Ibrahim. f4 waxan idin leeyahy hambaliyo hambaliyo

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

30 Street
Baydhabo
252