Al-Azhar Modern College

Al-Azhar Modern College Al-Azhar builds your Future.

27/08/2026

Hadiyado gaar ah

27/08/2026

Ardayda u dhamaatay Barashada xirfada cilaan saarka oo xaflad gaar ah u qabteen macalimadooda oo ay ugu mahadceliyeen xirfada iyo waqtiga qaali ah ay u hadiyeesay.
Si la mid ah macalimada waxay ku bogaadisay in ay dhameyn Barashada xirfada cilaan saarka ee ay tahay bilowga safarka barasha xirfadaha ee aan joojinin ay sii wadaan dadaalkooda si ay u noqdaan kuwa waxtar u leh bulshada soomaaliyeed.


Qaybtii 2aad Gabagabadii barashada xirfada cilaan saarka eed maanta noogu qabsoontay
26/08/2026

Qaybtii 2aad Gabagabadii barashada xirfada cilaan saarka eed maanta noogu qabsoontay

Congratulations to everyone! 🎉 All students finished this course of learning. Henna Artist? Here’s to new beginnings and...
26/08/2026

Congratulations to everyone! 🎉 All students finished this course of learning. Henna Artist? Here’s to new beginnings and shared achievements.

Course Online ah Maalinta beri furmi doontaa  yaan Laga buuxin tiro yar Soo hartay  ka faaideyso wacan
03/07/2026

Course Online ah Maalinta beri furmi doontaa yaan Laga buuxin tiro yar Soo hartay ka faaideyso wacan

28/06/2026

Waxbaro marabo inaad xamaali noqoto

Waxbarashadu waa furaha horumarka qofka iyo bulshada. Ardayga habeenkii wax barta wuxuu muujinayaa dulqaad, dadaal, iyo ...
20/05/2026

Waxbarashadu waa furaha horumarka qofka iyo bulshada. Ardayga habeenkii wax barta wuxuu muujinayaa dulqaad, dadaal, iyo in uusan ka harin riyadiisa. Waxaan idinku boorinayaa inaad sii waddaan barashada, waqtigiinna si wanaagsan u maareysaan, oo aad had iyo jeer ku dadaashaan aqoon iyo anshax.
Al-Azhar Modern College



Fariin Ku Socota Ardayda Habeenkii Wax Ka BarataArdayda qaaliga ah ee dhigata Al-Azhar Modern College  waxaan idiin hamb...
20/05/2026

Fariin Ku Socota Ardayda Habeenkii Wax Ka Barata

Ardayda qaaliga ah ee dhigata Al-Azhar Modern College waxaan idiin hambalyeynayaa dadaalka iyo go’aanka aad u qaadateen waxbarashada, inkastoo aad wax barataan habeenkii. Tani waxay muujinaysaa adkaysi, himilo, iyo rabitaan aad ku doonaysaan mustaqbal wanaagsan.

Waxbarashadu waa furaha horumarka qofka iyo bulshada. Ardayga habeenkii wax barta wuxuu muujinayaa dulqaad, dadaal, iyo in uusan ka harin riyadiisa. Waxaan idinku boorinayaa inaad sii waddaan barashada, waqtigiinna si wanaagsan u maareysaan, oo aad had iyo jeer ku dadaashaan aqoon iyo anshax.

Xusuusta in guushu aysan iman hal maalin, balse ay timaado dadaal joogto ah iyo samir. Mustaqbalkiinnu waa iftiimayaa haddii aad maanta dadaashaan.

Mahadsanidiin, waxaana idiin rajaynayaa guul iyo horumar.

Address

Baidoa-
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Azhar Modern College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category