ANFAC Academy

ANFAC Academy

Share

🎓 𝗔𝗻𝗳𝗮𝗰 𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝘆 – Empowering youth through practical media, tech & creative courses.
📍 Baidoa, Somalia | 📞 +252 619400527
💡 Learn. Create. Lead.

Photos from ANFAC Academy's post 04/06/2026

🎉 𝘼𝙉𝙁𝘼𝘾 𝘼𝘾𝘼𝘿𝙀𝙈𝙔 – 𝙋𝘼𝙍𝙏 𝙏𝙄𝙈𝙀 𝙋𝙍𝙊𝙂𝙍𝘼𝙈 𝙁𝙤𝙧 𝘿𝙞𝙜𝙞𝙩𝙖𝙡 𝘾𝙖𝙢𝙚𝙧𝙖
Alxamdulillaah, maanta waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday bishii koowaad ee tababarka Part-Time-ka ee ardayda ANFAC Academy, waxaana bilowday bishii labaad ee barashada xirfadaha kala duwan.
Ardaydu waxay heleen aqoon iyo waayo-aragnimo wax ku ool ah (practical) intii lagu guda jiray bishii koowaad, iyadoo la isku daray casharro iyo tababaro dhab ah oo kor u qaadaya xirfadahooda. Tababarka noocan ah ee gacanta-ku-haynta ah wuxuu ka caawiyaa ardayda inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada iyo mustaqbalkooda xirfadeed. (anceracademy.com)
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda guul, dadaal iyo horumar joogto ah inta lagu jiro bisha labaad ee tababarka.
"𝑿𝒊𝒓𝒇𝒂𝒅𝒅𝒖 𝑾𝒂𝒂 𝑭𝒖𝒓𝒂𝒉𝒂 𝑭𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂, 𝑫𝒂𝒅𝒂𝒂𝒍𝒌𝒖𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒂𝑱𝒊𝒅𝒌𝒂 𝑮𝒖𝒖𝒔𝒉𝒂"






ANFAC Academy

26/05/2026

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡.
𝗖𝗜𝗜𝗗𝗨𝗟-𝗔𝗗𝗫𝗔
ANFAC Academy

24/05/2026

𝗣𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗗𝗲𝗺𝗼𝗻𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻-𝗸𝗮 𝗠𝗼𝗻𝘁𝗵𝗹𝘆 𝗘𝘅𝗮𝗺




Photos from ANFAC Academy's post 24/05/2026

𝗣𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗗𝗲𝗺𝗼𝗻𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻-𝗸𝗮 𝗠𝗼𝗻𝘁𝗵𝗹𝘆 𝗘𝘅𝗮𝗺




Photos from ANFAC Academy's post 24/05/2026

𝑴𝒐𝒏𝒕𝒉𝒍𝒚 𝑬𝒙𝒂𝒎


ANFAC Academy

22/05/2026

MUBARAK
ANFAC Academy

Photos from ANFAC Academy's post 22/05/2026

📚 ANFAC ACADEMY – QUIZ SESSION

Maanta ardeyda Anfac Academy Qaar kam mid ah ayaa waxay si guul leh u galeen Quiz Session, kaas oo ahaa mid lagu qiimeynayay fahamkooda, dadaalkooda, iyo horumarka ay sameeyeen intii ay socotay casharrada.

📝 Quiz-ku wuxuu ka caawiyay ardeyda:
✔ In la qiimeeyo aqoontooda
✔ In la xoojiyo fahamka casharrada
✔ In loo diyaariyo imtixaanada waaweyn

Waxaan bogaadineynaa dhammaan ardeyda ka qeyb qaadatay dadaalka iyo niyadda wanaagsan ay muujiyeen 👏

🎓 Anfac Academy – Halka Aqoontu Ka Bilaabato
📞 Faahfaahin: 0619400527

15/05/2026

MUBARAK
اللَّهُمَّ اسْقِنَا اللَّهُمَّ اسْقِنَا، اللَّهُمَّ اسْقِنَا
ANFAC Academy

Photos from ANFAC Academy's post 14/05/2026

𝐍𝐨𝐪𝐨 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐡𝐞𝐫 & 𝐏𝐡𝐨𝐭𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐡𝐞𝐫!
𝗗𝗨𝗙𝗖𝗔𝗗𝗜𝗜 4𝗔𝗔𝗗 𝗗𝗜𝗚𝗜𝗧𝗔𝗟 𝗖𝗔𝗠𝗘𝗥𝗔
👉 Ku Bilow SafarkaagaXirfadeed maanta, noqo qof la tartami kara suuqa shaqada!




ANFAC MEDIA

Photos from ANFAC Academy's post 06/05/2026

ANFAC Academy
Training Skills

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Baydhabo
Baydhabo