17/08/2026
π’ OGEYSIIS
Dhamman macallimiinta iyo Ardada Machadka Al-Hudda Educational college waxaa la ogeysiinayaa in Machadka uu maanta fasax yahay.
Education
17/08/2026
π’ OGEYSIIS
Dhamman macallimiinta iyo Ardada Machadka Al-Hudda Educational college waxaa la ogeysiinayaa in Machadka uu maanta fasax yahay.
14/08/2026
Jimco Wanaagsan
Allaah ha inaga yeelo Kuwa Maalintan Barakaysan ka Faa'iidaysta, ducadoodana la aqbalo.
Aan badinos salliga nabiga.
Ψ§ΩΩΩΩ
Ψ΅Ω ΩΨ³ΩΩ
ΨΉΩΩ ΩΨ¨ΩΩΨ§ Ω
ΨΩ
Ψ― ο·Ί
13/08/2026
πβ¨ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO β¨π
Maamulka, Macallimiinta ,ardayda iyo dhammaan bahda Al-Hudda Educational college waxay hambalyo u dirayaan Maamulka Machadka Ustaad Dr Abdurahman Ali Kusow maanta difaacadey buugiisa qalanjebinta jaamacadda(Thesis defense). ππ
Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul iyo horumar. Waxaan sidoo kale kuu rajaynaynaa in aqoonta iyo dadaalka aad gelisay waxbarashada ay kuu horseedaan fursado iyo guulo ka sii waaweyn mustaqbalka. ππ
πππ
π¨βπ©βπ¦βπ¦
10/08/2026
πβ¨ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO β¨π
Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda Al-Hudda Educational college waxay hambalyo u dirayaan Ustaad Dr Yasin Abdalla Hared ah ka mid aha macallimiinta machadka oo maanta difaacadey buugiisa qalanjebinta jaamacadda(Thesis defense). ππ
Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul iyo horumar. Waxaan sidoo kale kuu rajaynaynaa in aqoonta iyo dadaalka aad gelisay waxbarashada ay kuu horseedaan fursado iyo guulo ka sii waaweyn mustaqbalka. ππ
π¨βπ©βπ¦βπ¦
08/08/2026
π©Έπ¬
Ardada Machadka gaar ahaan qeybta caafimaadka ayaa Maanta waxay qaateen Practical ku saabdan Blood Grouping, iyadoo ardayda laugu tababartay habka lagu ogaado Blood Group (ABO & Rh).
si ay,ardaydu u helaan fursad ay ku xoojiyaan aqoontooda, kuna bartaan xirfadaha muhiimka ah ee shaqada caafimaadka.
π , & .
π©Έ
π§ββοΈ
π¬
05/08/2026
Hambalyo Hambalyo π π
Maamulka Machadka Al-Hudda Educational college waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ardeygeena , oo ka mid ah ardayda Machadka oo ka soo muuqaday kaalmaha ee h**e ee ardayda jaamacadda Plasma University β Isha Baidoa Campus oo Kaalinta 1-aad ka galay ardayda fasalkiisa laba semester oo isku xigta. π₯π
π Semester One: π₯ Kaalinta 1-aad β 91.92%
π Semester Two: π₯ Kaalinta 1-aad β 87.71%
05/08/2026
Ma doonaysaa in aad barato Xirfadda Umulisonimada (Midwifery) oo aad hesho aqoon iyo tababar kuu diyaariya daryeelka hooyada iyo dhallaanka? π€°πΆ
Haddii jawaabtaadu tahay Haa. Hadaba Machadka Al-Hudda Educational college waxaa uu bilaabi doonaa Course cusub oo Midwifery ah oo aad ku doonto πβ¨
π©Ί Daryeelka hooyada ka hor, inta lagu jiro iyo kadib dhalmada
πΆ Daryeelka dhallaanka cusub & naasnuujinta
π€± Xirfadaha umulinta
π Emergency Obstetric Care (Basic)
π Noqo Umuliso Xirfad Leh.
Oo nagala soo xiriir:
π 616163752 / 617757566
29/07/2026
Sawiro Q2
π©Ίπ§΅ Practical Session β Suture
waxaa ardayda Machadka u qabanay Practical ku saabsan Suture (Tolista Dhaawacyada)
waxayna qaateen xirfadda tolista dhaawacyada, iyagoo baranayay habka saxda ah ee loo sameeyo suturing-ka, diyaarinta qalabka iyo ilaalinta nadaafadda, si ay ardaydu u helaan aqoon iyo xirfad caafimaad oo ay si kalsooni leh ugu adeegi karaan goobaha caafimaadka.
π§΅
π©Ή
π©ββοΈπ¨ββοΈ
29/07/2026
Sawiro Q1