Macahdka Nurul islaam

Macahdka Nurul islaam شعارنا:معا نحو التميز في اللغة العربيه والدراسات الإسلامية

OGEYSIISWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda in la shaaciyey natiijada imtixaanka sannad-dugsiyeedka 2025–2026.Ardayda...
07/07/2026

OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda in la shaaciyey natiijada imtixaanka sannad-dugsiyeedka 2025–2026.
Ardayda waxaa laga codsanayaa inay yimaadaan xafiiska maamulka ama ay ka eegaan goobta loogu talagalay si ay u helaan natiijadooda
.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo horumar waxbarasho.
Maamulka Dugsiga

24/06/2026

Ku Soo Dhawoow Nurul Islaam Institute of Islamic Studies & Arabic
Ma doonaysaa waxbarasho tayo leh oo isku darsata barashada Diinta Islaamka, Luqadda Carabiga, iyo tarbiyada suubban? Ku soo biir Nurul Islaam Institute of Islamic Studies & Arabic, halka aad ka heli doonto macallimiin khibrad leh, manhaj tayo sare leh, iyo jawi waxbarasho oo ku habboon horumarkaaga.
✅ Barashada Qur'aanka Kariimka ah
✅ Culuumta Shareecada Islaamka
✅ Luqadda Carabiga (Akhris, Qoris & Hadal)
✅ Tarbiyad iyo Akhlaaq Suubban
✅ Waxbarasho tayo leh oo heer sare ah
"Aqoontu waa iftiin, waxbarashaduna waa furaha guusha."
📞 Kala soo xiriir:
0612765905
0622765905
Nurul Islaam Institute of Islamic Studies & Arabic
*Halka aqoonta, akhlaaqda, iyo horumarku ka bilowdaan.*

𝗫𝗔𝗙𝗹𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗘𝗘𝗗𝗞𝗔Machadka Nurul Islam ee Barashada Diinta Islaamka iyo Luqadda Carabiga𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮...
07/05/2026

𝗫𝗔𝗙𝗹𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗘𝗘𝗗𝗞𝗔
Machadka Nurul Islam ee Barashada Diinta Islaamka iyo Luqadda Carabiga
𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗮𝗵:
𝗜𝗠𝗔𝗠 𝗨𝗦𝗛𝗔𝗙𝗜𝗖 🆚 𝗖𝗨𝗦𝗠𝗔𝗡 𝗕𝗜𝗡𝗨 𝗖𝗔𝗙𝗔𝗡


ANFAC MEDIA

📢 𝗫𝗔𝗙𝗹𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗘𝗘𝗗𝗞𝗔Machadka Nurul Islam ee Barashada Diinta Islaamka iyo Luqadda Carabiga🔥 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸...
07/05/2026

📢 𝗫𝗔𝗙𝗹𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗘𝗘𝗗𝗞𝗔
Machadka Nurul Islam ee Barashada Diinta Islaamka iyo Luqadda Carabiga
🔥 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗮𝗵:
𝗜𝗠𝗔𝗠 𝗨𝗦𝗛𝗔𝗙𝗜𝗖 🆚 𝗖𝗨𝗦𝗠𝗔𝗡 𝗕𝗜𝗡𝗨 𝗖𝗔𝗙𝗔𝗡

📢 𝗫𝗔𝗙𝗹𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗘𝗘𝗗𝗞𝗔Machadka Nurul Islam ee Barashada Diinta Islaamka iyo Luqadda Carabiga🔥 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸...
06/05/2026

📢 𝗫𝗔𝗙𝗹𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗘𝗘𝗗𝗞𝗔
Machadka Nurul Islam ee Barashada Diinta Islaamka iyo Luqadda Carabiga
🔥 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗮𝗵:
𝗜𝗠𝗔𝗠 𝗨𝗦𝗛𝗔𝗙𝗜𝗖 🆚 𝗖𝗨𝗦𝗠𝗔𝗡 𝗕𝗜𝗡𝗨 𝗖𝗔𝗙𝗔𝗡

Address

Berdaale
Baydhabo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macahdka Nurul islaam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category