Midowga Ardada Machadka Al-Hudda Educational Colleges

Midowga Ardada Machadka Al-Hudda Educational Colleges

Share

Education

23/03/2023

Midowga ardada Machadka Al Hudda educational college waxaa Hambaliyo qiimo badan u dirayaa shacabka soomaaliyeed iyo mulimiinta meelkasto oo ay joogaan aduunka oo idil bilashada Bishan barakesan ee Ramadan

20/03/2023

Midowga ardada Machadka Al Hudda educational college waxaa u mahdcelinayaa Gadoomiyahii H**e Midowga ardada Machadka Al Hudda educational college mudane yaasiin ,C/ llhi xereed

Photos from Midowga Ardada Machadka Al-Hudda Educational Colleges 's post 17/02/2023

# first_ Aid_ practical_ Day
Bleeding and fracture management
# welkom _ to _ Al Hudda _educational _ college
# To _ prepare _ students _ for_ the _ real _world_is _our_ vision

16/02/2023

Midowga ardada Machadka Al Hudda educational college waxaa u mahadcelinayaa maamulka dhalinyarada degmada baydhobo ugu horeeyo Gadoomiyaha dhalinyarada degmada baydhobo isxaaq Xasan Maxamed # Duceysane daacad

14/02/2023

Midowga ardada Machadka Al Hudda educational college waxaa u mahadcelinayaa maamulka Machadka

13/02/2023
11/02/2023

Midowga ardada Machadka Al- Hudda edcutional college waxaa u mahadcelinayaa maamulka iyo macalimiinta qiimaha badan Machadka Al- Hudda Edcutional College oo garab istaag badan u muujiyey ardada ✍️machadka qeybahooda Kala duwan💯

11/02/2023

Midowga ardada schoolka Al- Hudda Edcutional College waxaa u mahadcelinayaa Tiirow Hospital oo garab istaag badan u muujiyay aradada machadka gaar ahaan qaybta caafimaadka.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Horseed Village
Baydhabo
7269067