YAAK UNION

YAAK UNION

Share

Supporting our community is what we standing for

Photos from YAAK UNION's post 14/01/2022

14/1/2022
Waa Kulan isugu jirey qado sharaf, soo dhaweyn iyo is wareysi oo maanta midowga yaak qeebtiisa gobalka banaadir kuqabsoomey kulankaas
oo lagu soo dhaweynaayey Mohamed Abullahi Hassan, Gudoomiyaha wuxuu umahadcileyey sida sharafta leh ee loo soo dhaweeyey, wuxuuna kula dardaaramey ushaqeynta Bulshada.

Mahadsanidiin

17/12/2021

Madaxda midowga
oo kulan yeeshey galabta 16/12/2021 kulankaas oo kusabsanaa arimo muhiim u ah Midowga iyo dardargalinta hawlaha guud ee midowga,

Waxaa la islagartey in umada loo shaqeeyo lana xoojiyo waxqabadka, mahadsanidin.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Baydhabo