Mujama alkuweit primary and secondary school

Mujama alkuweit primary and secondary school

Share

Kuwait educational compound

18/06/2026
17/06/2026

Ardeyda f2 oo xaflad usameeyey
Horjoogaha fasalkooda ustad Abbas Hussein Adam
Macalin mahadsanid.

Photos from Mujama alkuweit primary and secondary school's post 15/06/2026

Taariikh 15-06-2026 goordhow waxaa inoo bilaaban doona imtixaankii 8aad 2025-2026
guul ayn idin rajeyneynaa.

13/06/2026

Ogeysiis
Ardeyda fasalka 8aad
Sanad dugsiyeedka 2025-2026
Roll numberadii waad diyaar
Waxad ka soo doonan kartaan xafiiska iskuulka maanta oo sabti ah 4:00 galabnimo

10/06/2026

Qeybta A.B.E (Accelerated Basic Education )
Level 4 oo u dhigma 8aad Waxay ay ku gali doonaan xaruunta dugsiga daarulkheyr.

09/06/2026

Dhammaan ardadeena fasalka 8aad waxa ay ku gali doonaan imtixaanka shahaadiga fasal 8aad xaruunta iskuul model sidaasi ha ula socdaan
Guul ayn idin rajeyneynaa.

Photos from Mujama alkuweit primary and secondary school's post 03/06/2026

Ubaxa mujmmac iyo xafladdii dhaabuur xirashada
Fasalka f4 2025-2026
Hambalyo.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Ceel Shaati Streat
Baydhabo