25/05/2026
Midowga Ardeyda school Sheikh Asharow primary secondry school
pagekan waa pageka rasmiga ah ee midowga ardeyda school sheikh Asharow beydhawo
25/05/2026
25/05/2026
Godoomiyaha Midowga Ardeyda school Sheikh Asharow primary secondry school, Hassan Mohamed Nor ayaa shaley ka qayb galey munaasabadda caleemo saarka Guddoomiyaha iyo Godoomiye ku Xigeenka Midowga Ardeyda , & , isagoo hambalyo iyo dardaaran u jeediyey hoggaanka cusub.
Waxa uu bogaadiyey doorka ay ardaydu ku leeyihiin horumarka waxbarashada iyo wadajirka bulshada.
24/05/2026
Sawiro:
Waxaa si rasmi ah oo heer sare ah ku soo dhammaaday FINALKA tartanka aqooneedka Aqoon Iyo Akhlaaq Sanad Dugsiyeeka 2025-2026 ee iskuulka Sheekh Asharow, kaas oo dhex maray fasallada kala ah iyo . β¨π
Labada fasal waxay soo bandhigeen tartan aqooneed aad u xiiso badan, iyagoo muujiyay dadaal, faham iyo karti aqooneed oo sareysa. π‘π₯
Ardaydu waxay muujiyeen isku kalsooni, deganaan iyo wada shaqeyn wanaagsan, taas oo ka dhigtay tartanka mid soo jiita dhammaan dadkii daawanayay.
Waxaana kaalinta galey fasalka , halka kaalinta na ay galeen fasalka .
Hambalyo dhamaantiinπβ€οΈ
Sh.asharow primary & secondary school
Hassan Mohamed Nor
23/05/2026
Sawiro
Ardeyda iskuulka Sh.asharow primary & secondary school ayaa maanta booqdey jaamacada zam zam universty ee magaalada baydhabo.
20/05/2026
Sawiro:
Waxaa maanta si weyn usoo dhammaaday finalkii xiisaha badnaa ee iskuulka SHE. Asharow Primary School, kaas oo noqday kulan ay ka muuqatay karti, dadaal iyo ciyaar wanaag. ππ₯
Labada kooxood waxay soo bandhigeen ciyaar qurux badan oo taageerayaasha qalbigooda taabatay, waxaana ugu dambeyn lagu kala baxay gool ku laadyo (riigooriyaal) kadib markii waqtigii caadiga ahaa lagu kala bixi waayay. π―π₯
Hambalyo kooxda guusha gaartay, sidoo kale sharaf iyo bogaadin kooxda kale oo muujisay geesinimo iyo adkeysi. ππ
Mahad gaar ah maamulka iskuulka, macalimiinta, ardayda iyo dhammaan taageerayaashii ka qeyb qaatay maalintan quruxda badan. Ma ahayn kaliya ciyaar, balse waxay ahayd maalinta mideysay farxad, tartan iyo walaaltinimo. β€οΈπ
Midowga Ardeyda school Sheikh Asharow primary secondry school
Godoomiyaha Midowga Ardeyda Sh.asharow Hassan Mohamed Nor
20/05/2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa, ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada, in Imtixaanka Qaranka sannadkan la gali doono
Juun ilaa Juun 2026.
DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]
Sh.asharow primary & secondary school.
06/05/2026
Ogaysiis Fasax ah
Waxaa la ogeysiinayaa bahda iskuulka sheekh Casharow inuu galidoono Fasax kumeel gaar ah.
Sababto ah wuxuu kamid yahay iskuulka goobaha waxbarashada ee loo asteeyey in lagu qabto Doorashada Deegaanada Koonfurgalbeed.
Fasaxu wuxuu bilaabanayaa: maanta oo
Arbaco ah tarikhdu ay tahay 6-May-2026 kuna eg taatiikhda 10-May-2026.
βββ
"DHAMMAAD"
Wixii Faafaahin ah kala xariir
615521014
61 5975551
0615533951
Godoomiyaha Midowga Ardeyda school Sheikh Asharow primary secondry school
Hassan Mohamed Nor iyo Hog-hayihiisa Mohamed Hassan Osmaan.
06/04/2026
π
Taariikhda: 06 April 2026
ποΈ Maalinta: Isniin.
Godoomiyaha Midowga Ardayda schoolka Sh.asharow p.s.s Hassan Mohamed Nor ayaa isku shaandhayn iyo Magacaabis ku sameeyey Xubnaha Gudiga Midowga Ardeyda Schoolka Sh.asharow p.s.s.
1-Isack Mohamed Daahir ayaa loo Magacaabay Agaasimaha Gudiga.
2-Mohamed Hassan Osman ayaa loo Magacaabay G.Ku Xigeenka Maaliyada.
3-Amin Cise Aynab ayaa loo Magacaabay Af-Hayeenka Gudiga.
Ardeyda school Sheikh Asharow primary secondry school
π§ Email: [email protected]
π Facebook: Sheikh Asharow School
π Goobta: Baydhabo, Soomaaliya
03/04/2026
π’Ogeysiis Muhiim ah β Dib u Furista Dugsiga
Dhammaan ardayda dugsiga waxaa lagu wargelinayaa:
β In la bilaabayo dib u furista dugsiga
β Iyo bilaabashada duruusta
π
Taariikhda: 04 April 2026
ποΈ Maalinta: Sabti.
π Nala Soo Xiriir (Contacts)
π± Telefoon: +252 61 5975551
π± Telefoon 2: +252 62 8102053
π§ Email: [email protected]
π Facebook: Sheikh Asharow School
π Goobta: Baydhabo, Soomaaliya
Ψ₯ΩΨ§ ΩΩΩ Ω Ψ₯ΩΨ§ Ψ₯ΩΩΩ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩΩ
TACSI
Maamulka, Macallimiinta iyo Godoomiyaha Midowga Ardayda schoolka Sh.asharow p.s.s Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Walaasheena Faduma Siyad Ahmed oo Aabaheeda Siyad Ahmed ku geeriyoodey magaalada baydhabo.
Waxaan leenahay samir iyo iimaan Allah ha inaga wada siiyo qabrigiisana Allah ha u waasiciyo reerkana qalbiga Allah u qaboojiyo.
Amiin Amiin Aamiinπ€².
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Baydhabo