Qasim Al-Barawi P&S School

Qasim Al-Barawi P&S School

Share

Excellence and Integrity | Student-Centered | Discipline and Growth-Oriented.

23/08/2026

Waxaa si rasmi ah u furmay isdiiwaangalinta sanad-dugsiyeedka 2026-2027 ee dugsiga Qasim Al-Barawi P&S School

Admission is officially open for the academic year of 2026-2027at Qasim Al-Barawi P&S School Office.

Wixii faahfaahin ah kala xeriir wattsApp-ka dugsiga 252-610510062

18/08/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa nagu soo fool leh furitaanka sanad dugsiyeedka cusub ee 2026/2027, sidaas darteed waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda in ay u hoggaansamaan xeerarka iyo nidaamka u dagan Dugsiga Qasim Al-Barawi P&S School

Photos from Qasim Al-Barawi P&S School 's post 23/07/2026

Qaar kamid ah ardayda Kaalmaha h**e galay ee Dugsiga Qasim Al-Barawi P&S School

Photos from Qasim Al-Barawi P&S School 's post 20/06/2026

Alle ha idiin garab galo.

Photos from Qasim Al-Barawi P&S School 's post 19/06/2026

Natiijo aad ku wada faraxdaan ayaan idiin rajeyneynaa adinka iyo dhammaan ardeyda Soomaaliyeed Insha Allah.

Photos from Qasim Al-Barawi P&S School 's post 13/06/2026

Qaar kamid ah xusuusaha sannad-dugsiyeedka 2025-2026.

31/05/2026

Maamule Cabdiraxmaan Muxummad Xaashi

13/05/2026

Arbaco,13/05/2026

12/05/2026

13/05/2026
Berri iyo Barxada schoolka Qasim Al-Barawi P&S School

05/05/2026

Ogeysiis Fasax ah

Ku: dhamaan Ardayda Dugsiga Qaasim Al-Baraawi

Maamulka Dugsiga Qaasim Al-Barawi wuxu ogeysiinaya dhamaan ardayda Dugsiga in Dugsiga uu fasax yahay.

Fasaxa wuxu bilaabanayaa Maalinta Arbaco tarikhdu ay tahay 6-May-2026. Fasaxa wuxu ku egyahay 10-May-2026.

Wabillahi Towfiiq

Want your school to be the top-listed School/college in Baraawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Baraawe