13/05/2026
13-5-2026
Galabta waxaa Machadka Admo ka qabsoomay tartan aqooneed si heer sare ah loo agaasimay, kaas oo u dhexeeyay ardayda ๐๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐๐๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ง๐ฅ๐๐๐ฒ.
Tartanka ayaa ahaa mid xambaarsanaa xiiso, tartan hufan iyo is muujin aqooneed, iyadoo labada dhinac ay soo bandhigeen dadaal iyo karti la wada bogaadiyay.
Ugu dambeyn, tartanka ayaa ku soo idlaaday 24 dhibcood oo ay heleen Galableey, halka Habeenleey ay Heleen 22 dhibcood. Guusha ayaa raacday Galableey.
Horumarkaaga Waa Himiladeenna Machadka Admo.
โ
12/05/2026
Guushu waxay ka bilaabataa hal goโaan:
inaad waxbarashadaada mudnaanta siiso.
Admo Institute waxa uu aaminsan yahay in horumarka ardaygu uu ku dhisan yahay dadaal joogto ah, ka goโnaansho, iyo deegaan waxbarasho oo dhiirrigeliya kobaca aqoonta iyo xirfadaha.
Waxaan sii wadeynaa dhisidda jiil leh aqoon, kalsooni, iyo karti ay mustaqbalkooda ku hoggaamiyaan.
Admo Institute of Languages & Computer Studies
Goobta aqoonta iyo horumarka.
09/05/2026
Ardayda ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฐ๐จ ๐๐๐ง๐ฌ๐๐ฌ, iyadoo imtixaanku u dhacay jawideggan oo nidaamsan.
Ardaydu waxay muujiyeen diyaar garow iyo dadaal wanaagsan, halka maamulka iyo macallimiintuna ay si habsami leh ula socdeen habka imtixaanka.
Guud ahaan, imtixaanku wuxuu ahaa mid lagu qiimeynayay fahamka ardayda ee naxwaha luqadda Ingiriisiga.
21/04/2026
๐ข ๐๐จ๐ฅ๐ฆ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ค๐ข โ ๐ ๐จ๐๐๐๐๐๐ก๐ก๐๐ ๐ข
๐ ๐๐๐ฆ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐จ๐ ๐๐๐ง๐ ๐ฎ๐๐ ๐๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐ญ๐ฎ๐๐ข๐๐ฌ Waxay ku dhawaaqaysaa fursad shaqo oo Macallin English ah.
Waxaan raadinaynaa macallin karti leh, xirfad sare leh, isla markaana leh hammi waxbarasho si uu ugu biiro Kooxdeena waxbarasho.
โ
Shuruudaha laga rabo codsadaha:
โข Xirfad sare oo dhanka English communication ah
โข Khibrad macallinnimo oo h**e (waa la doorbidayaa)
โข Ku Wanaagsan Yahay maareynta fasalka
โข Daryeel iyo horumarinta ardayda
๐ Goobta shaqada: Guriceel, Galgaduud, Somalia
๐ฉ Sida loo codsado:
Fadlan CV-gaaga kusoo dir email-ka hoose:
[email protected]
Buuxi ๐ hoose: https://docs.google.com/forms/d/1dU2sXZOBPZMZSHK4zZ4oWpXlVFjIlkGExH5uO_rYXcU/edit?usp=drivesdk
๐พ๐ก๐ค๐จ๐๐ฃ๐ ๐ฟ๐๐ฉ๐: 21โโ30 ๐ผ๐ฅ๐ง๐๐ก 2026
๐ Email Subject: Application for English Teacher
๐ Contact: +252 61 7141017
30/03/2026
๐ธ Xusuus Wadajir ah
Sawirro xusuus leh oo ka tarjumaya midnimo, saaxiibtinimo iyo waqtiyo aan la iloobi karin.
Admo ma aha oo kaliya machad waa qoys. โค๏ธ
28/03/2026
Waxaa shahaado sharaf la guddoonsiiyay:
๐๐ฎ๐ฌ๐ง๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ซ
Ardaydii ugu fiicneyd โ English-ka
Waxa gadonsiyay Abaalmarinta Guddoomiyaha Degmada Guriceel, ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง, waxay ka tarjumaysaa Abaalmarintan dadaal joogto ah,
iyo heerka sare ee ay ka gaartay barashada luqadda English-ka.
28/03/2026
Waxaa shahaado sharaf la guddoonsiiyay:
๐๐๐ ๐๐ง๐๐ฎ๐ ๐s๐ข๐n ๐๐ค๐๐๐ข๐ช๐
Ardaygii Ugu Fiicnaa Computer-ka
Sawirkan wuxuu muujinayaa daqiiqad qiimo leh oo uu la wadaagayo hooyadiis, ๐๐๐ง๐ฉ๐ช๐ช๐ฃ ๐๐๐ง๐จ๐, taas oo astaan u ah dadaalka ardayga iyo taageerada qoyska.
Hambalyo guushaada! Mustaqbal ifaya ayaan kuu rajeyneynaa. ๐