Saacado ka dib aan soo dhoweyno godoomiye cusub ee midowga ardayda degmada baraawe
Xoghaayaha Midowga Ardayda Deg baraawe
soo dhowoow wll maxaan kuu qabta
15/07/2024
Berri dambe oo Talaado ah waa maalinka 10aad ee bisha Muxarram. Waa maalinkii uu Alle Nabi Muuse ka badbaadiyay Fircoon iyo ciidankiisii.
Nabi Maxamed ﷺ oo soonka maalinkan wax laga waydiiyay waxa uu yiri “Waxaan Alle ajir uga xisaabsanayaa in uu iigu dhaafo dambiga sanadkii hore.”
Waxaa sunno ah in aan soonka maalinkan raacinno maalinka ka horreeya oo ah berri oo Isniin ah, ama maalinka ka dambeeya oo Arbacada ah.
Aan ka faa'iideysanno fadliga maalinkan barakeysan, aana xusuusinno ehelkeenna iyo asxaabteenna insha allah.
26/06/2024
15/06/2024
MUNAASABADA CIIDUL ADXA AWGEED WAXAAN HALKAAN HAMBALYO U DIRAYA DHAMMAN UMMADA MUSLIMIINTA GAAR AHAAN SHACAB WEYNAHA SOOMAALIYEED , EE DEGAN DEGMADA BARAWE,
09/04/2024
Hambalyo hambalyo dhamman umada somaliyeed
03/04/2024
إن لله وإنا إليه راجعون البقاء لله
ilaahey ha u naxriisto waxa saaka degmada barawe ku geeriyooday allah ha u naxriisto Ustaad mohamed burci. AHNA Adeerkeygi .geeridu was xaq lkn wey kala xanuun badantahy
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى
واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين 😭
Wllhi qofba naga baxay maanta
28/03/2024
Maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 28 - Mach - 2024 waxay Midowga Ardayda Degmada Barawe kulan la yeesheen Gudoomiyaha Degmada Barawe 𝗢𝗺𝗮𝗿 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗔𝗯𝗱𝗶 𝗦𝗵𝗮𝗳𝗮𝗮𝗻𝗮, Taliya Ciidanka Daraawiishta Degmada 𝗢𝘀𝗺𝗮𝗻 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 Taliyaha Taraafikada 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 iyo Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Barawe 𝗭𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝗮 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝘂𝗱 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗭𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗯𝗮,
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Degmada Barawe ayaa madaxda kulanka kasoo qeybgashay warbixin guud ka siiyay midowga ardayda iyo howlaha horyaala iyo waxyaabaha uu ubaahan yahay midowga.
Waxaana ugu horayn kulanka ka hadlay Taliya ciidan Daraawiishta Degmada 𝗢𝘀𝗺𝗮𝗻 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 wuxuuna midowga ku dhiirigeliyay howlsha ay u haayaan bulshada in ay si hufan u qabtaan.
Waxaana sidoo kale kulanka ka hadlay gudoomiyaha Dhalinyarada degmada Barawe 𝗭𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝗮 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝘂𝗱 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗭𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗯𝗮 wuxuuna midowga u sheegay in ay hori socdaan oo caqabadkasto ka hor timaado u adkeestaan.
Ugu dambeen Gudoomiyaha Degmada Barawe 𝗢𝗺𝗮𝗿 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗔𝗯𝗱𝗶 𝗦𝗵𝗮𝗳𝗮𝗮𝗻𝗮 ayaa kulanka ka hadlay wuxuuna midowga u sheegay in kq maamul ahaan ay garab taagan yihiin una dhabar adeegaan howlaha ay bulshada u haayaan ayna ku shaqeeyaan daruufkasto soo wajahdo.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Ahmed Abdulkadir Mohamed,
Xafiiska Warfaafinta Midowga Ardayda Degmada Barawe
E-mail: [email protected]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Baraawe