16/11/2019
Ardayda Jaamacadda Abraar(Abrar University) ayaa maanta u fariistay Imtixaankii Dhexe Simistarkii 1-aad ee sannad waxbarasheedka 2019-2020.
Maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda waxay ardayda u rajaynayaan nasiib wacan.
27/09/2019
Xal loo helay Bahal baabibin kara Inka badan 80 nuuc oo geed dhireed ah oo kala duwan
_________________________________________________
Halkaan waa Beerta Tijaabada oo ay ugu talagashay ardayda kulliyadda Beeraha dhigta inay wax ku beeraan, waxaa ku sameyey Arday ka mid ah kuwa ka qallin jebiyey Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Abraar si ay u qoraan Buuggoodii Qallin-jebinta.
Waxay ardaydu Cilmi Baaris ku sameyeen bahal la dhaho - - magaç cilmiyeedka waa wuxuu asal ahaan kasoo jeedàa America, wuxuu awood uleehay inuu baabibiyo Inka badan 80 nuuc oo geed dhireed ah oo kala duwan. Africa wuxu yimid 2016, Somaaliyana 2017, horrayna looma hayn sun Lagu joojiyo ama looga hortegi karo sidaa darteedna ardaydu waxay isku dayeen inay soo saaraan sun Lagu dilo karo bahalkaan qatarta ku ah beeraha iyaga oo soo saaray sun looga hortegi karo lagana sameeyey wax dalka laga heli karo.
17/09/2019
Jaamacadda Abrar oo maanta xaflad qalin jabin ah sameysay-Sawirro
Munaasadan oo loo qabtay arday dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Abrar ee magadalada Muqdisho, kuwaas ah kuwa dhameystay shahaada koowaad ee jamacada ( Bachelor degree)
Xafladda ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socday wasaarada waxbarashada dalka ,Hay'ada FPNS , xildhibaano ka kala socda labada aqal. Wasiir sanadaro wasiir ku xigeen gudoomiyaal degmo,maamulka jaamacada Abrar, maamulka jaamacadaha dalka kuyala iyo marti sharaf kale
(Class of 2019) ee
17/09/2019
Mudanayaasha midowga Ururka Cilmiga Beeraha Jaamacada Abrar ayaa waxee warqad tahniyad Hambalyo ah u dirayaan dhamaan ardaydii maanta qalin yabisay
12/09/2019
Mardhaw waxaa dhici doona Xafladda Qalinjebinta (Class of 2019) ee
10/08/2019
ASC WR WBR
Dhamaan Asxaabta ku xeran
Pagekeena ACASA
Waxan ugu hambalyeeynayaa Farxada Ciida waxana idin leeyahay
Ciid Wanaagsan Taqabalahullaahu Minaa Wa Minkum Saalixal Acmaal.