Dollow Primary School

Dollow Primary School Dollow Primary School is one of the best school in Gedo region.

16/09/2026
Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Waxaa maanta geeriyooday waalid ka mid ah waalidiinta dugsiga. Waxaan Alle uga ...
21/08/2026

Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaa maanta geeriyooday waalid ka mid ah waalidiinta dugsiga. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumka naxariistiisa ku gallado, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Alle ha u naxariisto, ehelkana samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin.

"Quarter Final Showdown at Dollow Primary School! Class 1 vs. Class 4. πŸ—“οΈ 3/12/2025 at 11:05 am. # Strive for Excellence...
29/11/2025

"Quarter Final Showdown at Dollow Primary School! Class 1 vs. Class 4. πŸ—“οΈ 3/12/2025 at 11:05 am. # Strive for Excellence!"

Hambalyo dhamaan bah wadaagta dollow primary school
20/08/2025

Hambalyo dhamaan bah wadaagta dollow primary school

We are proud to congratulate Dollow Primary School for the outstanding achievement! πŸ†πŸ“š . 🌟This success is a reflection o...
20/08/2025

We are proud to congratulate Dollow Primary School for the outstanding achievement! πŸ†πŸ“š . 🌟
This success is a reflection of the hard work of the students, the dedication of the teachers, and the support of the parents. πŸ’ͺ✨
CONGRATULATIONS!!!

01/06/2025
Dhammaan maamulka iyo macalimiinta Dugsiga hoose/dhexe ee Doolow waxay guul u raajeenayaan, Ardayda fasalka 8aad .
01/06/2025

Dhammaan maamulka iyo macalimiinta Dugsiga hoose/dhexe ee Doolow waxay guul u raajeenayaan, Ardayda fasalka 8aad .

RAMADAAN KARIIM
28/02/2025

RAMADAAN KARIIM

21/11/2024

Waxaa munaasabad lagu maa muusayo maalinta macalimiinta soomaaliyeed lagu qabtay dugsiga faca weyn Dollow primary school. Munaasabada waxa si wayn u soo qaban qaabiyay ardayda dugsiga. Waxaana ka soo qaybgalay maamulka dugsiga macalimiinta,ardayda iyo martisharaf kale. Waxaan leenahay hambalyo dhamaan macalimiinta teena

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dollow Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category