07/10/2023
[Ogaysiis] Afgooye Institute Languages Wuxu Bilaabi doona Koorsada
BARASHADA COMPUTER
(whatsapp si toos ah ka soo hadal )
Wa.me//252612543430
computer wuxuu muhiim u yahay barashadiisu qof kasta oo raba in uu noqdo isticmaale ama ku shaqeeyo , goob kasta oo shaqo ka socoto computerka inaad ku shaqeyn karto waa muhiim .
waxaa kaaga xidhan
> shaqada gaarka ah
> shaqada goobaha xafiisyada ama shaqo ka socoto
shuruudaha waxaa lagaga baahan yahay
1. computer
2. internet